Category: Wararka

  • Timirta iyo dakhliga beeraleyda Puntland u soo xeroon kara – warbixintii 8aad (dhegayso)

    Timirta iyo dakhliga beeraleyda Puntland u soo xeroon kara – warbixintii 8aad (dhegayso)

    Dhegaystayaal ku soodhawaada Warbixintii 8-aad ee waxsoosaarka timirta Puntland oo aan maanta ku falaanqeynayno inta uu le’ekaan karo dakhliga ka soo xerooda timirta, waqtiga dhow iyo kan fogba. Barnaamijka maanta waxaa marti noogu ah maamul iyo maaliyad yaqaan Dauud Dahir. Dauud waxa uu ka qalinjabiyey Jaamacadda Lincoln, kana qaatay Masters Bangiyada iyo maareynta maalka, hadana…

  • MUUQAALKA BULSHADA:  Doorashada Puntland iyo sida looga ilaalinkaro musuq maasuqa (dhegayso )

    MUUQAALKA BULSHADA: Doorashada Puntland iyo sida looga ilaalinkaro musuq maasuqa (dhegayso )

    Barnaamijka Muuqaalka Bulshada oo maalinkasta ka baxa radio Daljir xarumihiisa kale duwan ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlaa arimaha bulshada , siyaasadda, iyo dhaqaalaha . Maanta oo Sabti ah Barnaamijka muuqaalka waxa uu ku saab sanaa sida musuq maasuqa iyo doorashooyinka loo kala ilaalin karo,waxaana soo jeedinaya wariye Xasan Heykal oo Bosaaso jooga . Halkan…

  • Ciidamada bada Puntland oo bur buriyay saldhig Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Balikhadar

    Ciidamada bada Puntland oo bur buriyay saldhig Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Balikhadar

    Ciidamada bada ee dowladda Puntland ayaa maanta waxa ay howlgal ay ka fuliyeen tuulada  Maraje oo qiyaastii 25 kmtr ujira  deegaanka Balikhadar  ee gobolka Bari . Ciidamada ayaa howlgalkan ku bur buriyay saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen  tuulada oo ay weerarada gaadmada ah ay kaga soo qaadi jireen ciidamada Puntland . Malayshiyaadkii Al-shabaab ee ku…

  • Dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgal

    Dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgal

    Maamulka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa waxaa uu sheegay howlgal ay qaadeen ciidamo si gaar ah u tababaran oo katirsan maamulka Jubaland inay ku dileen todobo dagaalame oo katirsan Al-shabaab. “Ciidamo si gaar ah u tababaran oo tiro yar ayaa weerar ku qaaday Tuulo 38-km u jirta Buurdhuubo waxay ku dileen 9 nin oo…

  • Madaxwayne kuxigeenka Jubaland oo ku sii jeeda Garbahaareey

    Madaxwayne kuxigeenka Jubaland oo ku sii jeeda Garbahaareey

    Madaxwayne kuixgeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kusii jeeda magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo oo ay dhowaan ka jireen dibadbaxyo kadhacay oo looga soo horjeedo maamulka. Madaxwayne kuxigeenka ayaa la filaaya inuu la kulmo saraakiisha ciidamada iyo bulshada magaaladaasi, sida wararka ay sheegayaan. Wasiiro katirsan Jubaland ayaa gaaray Garbahaareey goor sii horaysay, iyagoona la kulmay…

  • Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b80a94b0a01002c2eb52372/SD_Khadar_Buuhoodle_25_AUG_2018.mp3

  • Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

    Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada Warka Fiidnimo, waxaa warka caawa inoo akhrinaya Khadar Cawl, xarunta Daljir Buuhoodle. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b80430bfd00007032b44e77/Warka+Habeen_Khadar_Buuhoodle_24_AUG_2018.MP3

  • Wacaal daray ah: jabhadda xoreynta ONLF oo taageertay Madaxweyne Mustafe Cumar ugana digtay Itoobiya faragalinta gobolka

    Wacaal daray ah: jabhadda xoreynta ONLF oo taageertay Madaxweyne Mustafe Cumar ugana digtay Itoobiya faragalinta gobolka

    iyadoo Madaxweynaha Cusub ee Somali State dhawaan loo doortay Mustafe Cumar ,isla markaana Magacii DDSI loo badalay Somali state ayaa waxaa jirra siyaasiyin siyaabo kala duwan uga hadlay Madaxweynaha Cusub. Gordhawayd waxaa Barta twitterka ee Jabhadda ONLF lasoo dhigay Qoraal lagu tageerayo Madaxweyne Musfate ,iyado dhinaca kale dowladda Itoobiya looga digay inay farigaliso Maamulka Cusub…

  • Kenya oo shaacisay howlgal lagula dagaalamayo dadka an sharciga lahayn

    Kenya oo shaacisay howlgal lagula dagaalamayo dadka an sharciga lahayn

    Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dhawaan bilaabeyso musaafurinta dadka aan sharciga lehyn ee ku nool Gudaha Magaalooyin ka mid ah dalka Kenya. Warkaan waxaa shaaciyey Wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka kenya Dr Fred Matiangi,waxana uu sheegay in howlgalkaas uu socon doono mudo Saddex bilood ah,isla markaana la musaafurin doono dad badan. Dhanka kale…

  • Mid kamid ah Beelaha Puntland oo Bayaan soo saaray (Akhriso)

    Mid kamid ah Beelaha Puntland oo Bayaan soo saaray (Akhriso)

    Shir uga socday magaalada Qardho nabadoonada iyo waxgaradka beesha Bahgareen ee Cismaan Maxamuud ayaa waxaa lagaga hadlay maasiirka iyo Mustaqbalka Beesha. Bayaan ka soo baxay gababadii shirka waxaa go’aan laga gaaray khilaafkii iyo mushkiladii ka dhalatay xafladii uu samaystay cabdiraxmaan Axmed Maxamuud oo lagu naanayso Raaquf.

  • Alshabaab oo soo bandhigay hub ay DFS ka qabsadeen sanad kahor (Sawiro)

    Alshabaab oo soo bandhigay hub ay DFS ka qabsadeen sanad kahor (Sawiro)

    Ururka Al-Shabaab garabkiisa loo yaqaano Alkataa’ib ayaa soo bandhigay muuqaal laga diyaariyay weerarkii bishii Agoosti sanadkii hore(2017) lagu qaaday Saldhig ciidamada xoogga dalka ku lahaayrrn deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose. Weerarka oo ahaa midkii ugu khasaaraha badnaa ee Ciidamada dowladda lagu qaaday sanadkii hore ayaa looga qabsaday hub fara badan. Muuqaalka ay soo bandhigtay…

  • Maxaa kaso baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland

    Maxaa kaso baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland

    Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda PuntlandDr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, xeerka macdanta iyo shidaalka, xeerka sugida amniga garoomada Iyo Warbixino kale. Xaaladda Amniga Dalka: Golaha Xukuumada Dowladda Puntland oo warbixin ka dhegeystay Wasaaradda Amniga ayaa sheegay in guud ahaan xaalada amniga ee dalku…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com