Mid kamid ah Beelaha Puntland oo Bayaan soo saaray (Akhriso)

Mid kamid ah Beelaha Puntland oo Bayaan soo saaray (Akhriso)

Shir uga socday magaalada Qardho nabadoonada iyo waxgaradka beesha Bahgareen ee Cismaan Maxamuud ayaa waxaa lagaga hadlay maasiirka iyo Mustaqbalka Beesha.

Bayaan ka soo baxay gababadii shirka waxaa go’aan laga gaaray khilaafkii iyo mushkiladii ka dhalatay xafladii uu samaystay cabdiraxmaan Axmed Maxamuud oo lagu naanayso Raaquf.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com