Hay’adda NISA oo sheegtay in howlgal lagu qabtay saraakiil Al-shabaab ah

Hay’adda NISA oo sheegtay in howlgal lagu qabtay saraakiil Al-shabaab ah

Ciidamada nabad sugidda qaranka ee NISA ayaa ka qabtay degmada Wadajir ee ee gobolka Banaadir saraakiil kartirsan Al-shabaab.

“Habeynimada 23ka Agoosto, ciidanka Nabadgelyada Dowlada Federaalka ah ayaa Degmada Wadajir waxay howlgal kusoo qabteen labo shakhsi oo Alshabab ah. Howlgalkaan oo lagu sugayay nabadgelyada dadwaynaha soomaaliyeed,  cidna wax kuma noqon.”ayaa lagu yiri Warkan ka soo baxay NISA.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com