Wacaal daray ah: jabhadda xoreynta ONLF oo taageertay Madaxweyne Mustafe Cumar ugana digtay Itoobiya faragalinta gobolka

Wacaal daray ah: jabhadda xoreynta ONLF oo taageertay Madaxweyne Mustafe Cumar ugana digtay Itoobiya faragalinta gobolka

iyadoo Madaxweynaha Cusub ee Somali State dhawaan loo doortay Mustafe Cumar ,isla markaana Magacii DDSI loo badalay Somali state ayaa waxaa jirra siyaasiyin siyaabo kala duwan uga hadlay Madaxweynaha Cusub.

Gordhawayd waxaa Barta twitterka ee Jabhadda ONLF lasoo dhigay Qoraal lagu tageerayo Madaxweyne Musfate ,iyado dhinaca kale dowladda Itoobiya looga digay inay farigaliso Maamulka Cusub ee uu hogaaminayo Mudane Mustafe Cumar.

Qoraalka kaso baxay Jabhadda ONLFE ayaa u qornaa sidan , “welwelka weyn” ee xukuumadda Itoobiya ayaan ka qabnaa oo ah inay “faragelin ku sameeynaya Arimaha Gudaha ee dowladdaa Cusub ee Soomaaliyeed.iyo inay ku xadgudbaan xuquuqda u gaarka ah iyo arrimaha goonida u ah ismaamulka gobolka” waxaan ugu baaqaynaa sido kale Itoobiya inay Joojiso xadgudubyada kale” ayaa lagu yiri qoraalka Kaso baxay Jabhadda ONLF.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com