Category: Wararka

1 1,999 2,000 2,001 2,002 2,003 2,823 24012 / 33874 POSTS
15 Sacuudi oo lagu tuhmay in ay dileen deedna jarjareen Jamaal Khashoggi oo masawiradooda la shaaciyey

15 Sacuudi oo lagu tuhmay in ay dileen deedna jarjareen Jamaal Khashoggi oo masawiradooda la shaaciyey

Jamaal Khashoggi oo ay ugu war danbaysay maalin Talaado 1:00 PM saacadda Istanbuul, 2 Aktoobar 2018, kaddib markii uu galay qunsuliyadda Sacuudiga ee [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Fadlan nala qaybso fiiradaada [...]
Siyaasiyiinta Galmudug oo lagu amray in aysan shirar ku qabsan karin Cadaado (dhegayso)

Siyaasiyiinta Galmudug oo lagu amray in aysan shirar ku qabsan karin Cadaado (dhegayso)

Maamulka Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa amar maanta ka soo baxay waxaa lagu mamnuucay in shirar siyaasadeed lagu qabto magaalada Cadaado. [...]
Waxgaradka gobalka Mudug oo si kulul uga hadlay Amaanka Gaalkacyo (dhegayso)

Waxgaradka gobalka Mudug oo si kulul uga hadlay Amaanka Gaalkacyo (dhegayso)

Iyado Maalmihii u dambeyeey Amaanka Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug uu faraha kasii baxayeey,ayna ka dhacayeen dilaal qorshaysan oo loo [...]
Qoys ku sumoobay Hilib ay cuneen Miyiga Balanbale (dhegayso)

Qoys ku sumoobay Hilib ay cuneen Miyiga Balanbale (dhegayso)

Todobo Ruux oo isku hal Qoys ah ayaa ladhigay Isbitaalka degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud kadib markii ay ku sumoobeen Hilib ay cuneen. Dad [...]
Xildhibaan Somaliland: “Waan soo soconaa reer Garoowe ama qaxa ama noo soo qaxa (daawo)

Xildhibaan Somaliland: “Waan soo soconaa reer Garoowe ama qaxa ama noo soo qaxa (daawo)

Qaar kamid ah Xildhibaanadda Barlamaanka Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa ka hadlay xiisadda Gobalka Sool, gaar ahaan deegaa [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Boqor Salmaan Bin Abdulaziz Al Saud

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuud [...]
Qaar kamid ah mushariixinta madaxtimada Puntland oo war saxafadeed soo saaray (akhriso)

Qaar kamid ah mushariixinta madaxtimada Puntland oo war saxafadeed soo saaray (akhriso)

Warsaxafadeed maanta oo arbaco ah ay soo saareen qaar kamid ah musharixinta u tartamaysa Jagadda Madaxtinimadda Puntland 2019,ayaa waxay kaga hadleen [...]
Madaxwaynaha Hir-shabeelle oo sheegay Golaha Iskaashiga inaan loo dhamayn shirkiisa Garoowe

Madaxwaynaha Hir-shabeelle oo sheegay Golaha Iskaashiga inaan loo dhamayn shirkiisa Garoowe

Madaxwaynaha maamulka Hir-shabeelle oo ka mid ah shantii dowlad goboleed ee ku midoobay Golaha Iskaashiag Dowlad Goboleedyada ee diidan siyaasadaha do [...]
Garabka Galmudug ee Cadaado oo dooranaya madaxwayne

Garabka Galmudug ee Cadaado oo dooranaya madaxwayne

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ee ay xilka ka qaadeen baarlamaanka Galmudug ee fadhigiisu yahay Dhuusomareeb ayaa sheegay inay dhowaan dhici doont [...]
Wasiiru dowlaha Maaliyadda ee Soomaaliya oo Afka Maayga ku raali geliyay dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed

Wasiiru dowlaha Maaliyadda ee Soomaaliya oo Afka Maayga ku raali geliyay dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed

Wasiiru dowlaha maaliyadda dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maanta ka raali geliyay shacabka Koonfur Galbeed jawaab uu si c [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
1 1,999 2,000 2,001 2,002 2,003 2,823 24012 / 33874 POSTS