Waxgaradka gobalka Mudug oo si kulul uga hadlay Amaanka Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka gobalka Mudug oo si kulul uga hadlay Amaanka Gaalkacyo (dhegayso)

Iyado Maalmihii u dambeyeey Amaanka Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug uu faraha kasii baxayeey,ayna ka dhacayeen dilaal qorshaysan oo loo

Somaliland oo ku jabtay dagaalkii maanta, kuna wayday ciidankeedii iyo cududdeedii hub
Musharaxa madaxwaynaha Puntland Faarax Cali Shire oo kusoo wajahan Bosaso
Wadamada Belgium-ka iyo Luxembourg oo Aqoonsaday Baasaboorka Soomaaliya

Iyado Maalmihii u dambeyeey Amaanka Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug uu faraha kasii baxayeey,ayna ka dhacayeen dilaal qorshaysan oo loo geeysanayeey Ganacsato iyo dhalinyaro ayaa waxaa ka hadlay waxgaradka Gobalka Mudug.

Caaqil Cabdisamad oo Radio Daljir soo booqday Xarunta Gaalkacyo ayaa si kulul uga hadlay Amni xumadda Baahsan ee ay wajahayso Magaaladda,oo dilaal kala duwan kadhacayeey isbuucyadii lasoo dhaafay.

hadalka Caaqilka ayaa kusoo beegmaya xili shalay Magaaladda Gaalkacyo uu kadhacay Banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday dilaalka iyo amni xumadda Gaalkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: