Siyaasiyiinta Galmudug oo lagu amray in aysan shirar ku qabsan karin Cadaado (dhegayso)

Siyaasiyiinta Galmudug oo lagu amray in aysan shirar ku qabsan karin Cadaado (dhegayso)

Maamulka Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa amar maanta ka soo baxay waxaa lagu mamnuucay in shirar siyaasadeed lagu qabto magaalada Cadaado.

Guddoomiyaha degmada Cadaado ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Xaaf ayaa faray qeybaha kala duwan ee bulshada Cadaado iyo hay’adaja amniga in magalada aan lagu qaban karin shirar siyaasadeed oo aan fasax ka haysan Maamulka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com