Musharaxa madaxwaynaha Puntland Faarax Cali Shire oo kusoo wajahan Bosaso

Musharaxa madaxwaynaha Puntland Faarax Cali Shire oo kusoo wajahan Bosaso

Magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxaa kusoo wajahan musharaxa madaxwaynaha Puntland Faarax Cali Shire oo horay xukuumaddii madaxwayne Cabdiraxmaan Faroolle kasoo qabtay jagada wasiirka maaliyadda.

Musharaxan ayaa ololihiisa si’aad ah looga dareemayaa magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Puntland ayaa waxaa kusoo fool leh doorashada madaxwaynaha bisha Janaayo ee sanadka dambe ee 2018, iyadoo muddo ka yar shan bilood uu waqtiga xafiiska uu uga harsanyahay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali gaas.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com