Xildhibaan Somaliland: “Waan soo soconaa reer Garoowe ama qaxa ama noo soo qaxa (daawo)

Xildhibaan Somaliland: “Waan soo soconaa reer Garoowe ama qaxa ama noo soo qaxa (daawo)

Qaar kamid ah Xildhibaanadda Barlamaanka Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa ka hadlay xiisadda Gobalka Sool, gaar ahaan deegaanka Tukaraq oo laga soo sheegayo xiisad u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Goordhow ay ciidamadda Somaliland guddaha u gali donaan magaaladda Garoowe, iyago ugu baqay shacabka Garoowe in ay Laascaanood u soo qaxaan, magangaliyana ay siin donaan wixii isa soo dhiiba.

Hoos ka daawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0