Garabka Galmudug ee Cadaado oo dooranaya madaxwayne

Garabka Galmudug ee Cadaado oo dooranaya madaxwayne

Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ee ay xilka ka qaadeen baarlamaanka Galmudug ee fadhigiisu yahay Dhuusomareeb ayaa sheegay inay dhowaan dhici doonto doorashada madaxwaynaha ee Galmudug oo garabka Cadaado ay horay xilka uga qaadeen.

Baarlamaanka Galmdug ee garabkiisa Dhuusomareeb ayaa sheegay Ismaaciil Axmed Cabdulle u doortay guddoomiyaha baarlamaanka ee Galmudug.

Galmudug ayaa waxaa wali ka jira khilaaf sababay inay talaabooyin iska soo horjeeda ay ukala qaadeen madaxda Galmudug iyo baarlamaanka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com