Category: Wararka

1 1,997 1,998 1,999 2,000 2,001 2,819 23988 / 33825 POSTS
Banaanbax looga soo horjeedo dilaalka qorsheysan oo Gaalkacyo kadhacay

Banaanbax looga soo horjeedo dilaalka qorsheysan oo Gaalkacyo kadhacay

Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa ka dhacay dibad bax looga soo horjeedo dilalka qorshaysan ee ka dhaca gobolka Mudug gaar ahaana maga [...]
Shirweyne looga hadlayo dib u eegista Dastuurka oo Muqdisho ka furmay (Sawiro)

Shirweyne looga hadlayo dib u eegista Dastuurka oo Muqdisho ka furmay (Sawiro)

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa qabatay kulan dood wadaag ah oo ku saabsan isla jaanqaadida dib-u-eegista Dastuurka iyo doorashoooyinka, kul [...]
Guddoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay Wakiilka QM ee Somaaliya

Guddoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay Wakiilka QM ee Somaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Cusub ee Qaramada Mid [...]
Somaliland oo ka hadashay dagaalkii Tukaraq ee xalay

Somaliland oo ka hadashay dagaalkii Tukaraq ee xalay

Wasiir kuxigeenka warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees ayaa ku eedeeyey Puntland inay dagaal kusoo qaaday maamulkooda. Waxaa uu sheegay hub c [...]
C/qaybdiid oo Garoowe kusoo bandhigay cutubyo ka mid ah dastuurka ee laga doodayo (dhegayso)

C/qaybdiid oo Garoowe kusoo bandhigay cutubyo ka mid ah dastuurka ee laga doodayo (dhegayso)

Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo ah guddoomiyaha guddiga aqalka sare Soomaaliya ee dastuurka, ayaa waxaa uu kusoo bandhigay magaalada Garoow [...]
Raysal Wasaare Khayre oo u dhoofay Sacuudi Carabiya

Raysal Wasaare Khayre oo u dhoofay Sacuudi Carabiya

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta u dhoofay wadanka Sacuudiga oo uu casuumaad ka helay. Wasiirada arrim [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Iska horimaad kadhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool

Iska horimaad kadhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool

Rasaas ayaa xalay laga maqlay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland. Warar kalle duwan ayaa k [...]
Dowladda Jarmalka oo dhaqaale boqol milyan doolar sheegtay inay ugu yaboohayso Soomaaliya

Dowladda Jarmalka oo dhaqaale boqol milyan doolar sheegtay inay ugu yaboohayso Soomaaliya

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in boqol milyan oo doolar ay ugu yaboohayso Sooomaaliya, sidaasina waxaa sheegay safiirka Jarmalka ee Soomaaliya oo ka [...]
Saaka & Dunida iyo Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Xadaari, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Xuseen Xadaari ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo k [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Warshadda Salladaha Badbaado (Garoowe): “Aan deegaanka badbaadino”

Warshadda Salladaha Badbaado (Garoowe): “Aan deegaanka badbaadino”

Magaalada Garoowe waxaa maanta xarriga laga jaray warshad deegaan-u-roon ah, lana magacbaxday Warshadda Salladaha Badbaado. Warshadda ayaa qorshaheedu [...]
1 1,997 1,998 1,999 2,000 2,001 2,819 23988 / 33825 POSTS