Category: Wararka

1 1,404 1,405 1,406 1,407 1,408 2,823 16872 / 33874 POSTS
Dibadbax ka socda Muqdisho

Dibadbax ka socda Muqdisho

Darawalada kaxeysa Gaadiidka Dadweynaha ay raacaan ee loo yaqaan Bl-ka ee ka Shaqeeya Magalada Muqdisho ayaa Maanta dhigay banaan bax ay uga cabanayaa [...]
Madaxweyne Farmaajo oo codsaday in uu lakulmo Xisbiyada heysta shahaadada KMG.

Madaxweyne Farmaajo oo codsaday in uu lakulmo Xisbiyada heysta shahaadada KMG.

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda kulan la yeelan doona Xisbiyada Siyaasada ee heys [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihina [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 35aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 35aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Maleeshiyaadkii difaaca Tuli Guuleed oo jiidda laga soo saaray laguna xereeyey Xerada Garabcase

Maleeshiyaadkii difaaca Tuli Guuleed oo jiidda laga soo saaray laguna xereeyey Xerada Garabcase

Ciidamadii difaaca kaga jirey jiidda hore ee TULI GUULEED ayaa dhamaantood la soo daabuley, laguna soo xareeyey xerada tababarka ciidamada ee GARABCAS [...]
Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Dhegayso. htt [...]
MAANHADAL: Khilaafka Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

MAANHADAL: Khilaafka Madaxdii hore ee Soomaaliya iyo madaxweyne Farmaajo (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaala [...]
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (daawo)

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (daawo)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. https://soundcl [...]
Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday saldhiga ciidamada Itoobiya ee gobolka Hiiraan

Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday saldhiga ciidamada Itoobiya ee gobolka Hiiraan

Warararka ay idaacada Daljir ka helayso gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta uu dagaal xoogan uu ku dhexmaray xarakada Al-shabaab iyo ciid [...]
Diyaarad Gargaar sidday oo Muqdisho ka dagtay  (Sawiro)

Diyaarad Gargaar sidday oo Muqdisho ka dagtay (Sawiro)

Magaalada Muqdisho waxaa saaka ka dagtay Diyaarad siday gar gaar noocyo kala duwan isgu jiray oo loogu talagalay in la gaarsiiyo dadkii uu saameeyay f [...]
Dhakhaatiir  Qaliin lacag la’aan ah ka samaynaysa Bosaaso iyo Gaalkacyo

Dhakhaatiir Qaliin lacag la’aan ah ka samaynaysa Bosaaso iyo Gaalkacyo

Dhakhaatiir katimid dalka Australia ayaa dhawaan qaliin indhaha ah oo lacag la'aan ah ka samayn doonta magaalooyinka Bosaaso iyo Gaalkacyo. [...]
AMISOM oo war kasoo saartay dilkii Almaas Elman

AMISOM oo war kasoo saartay dilkii Almaas Elman

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa War kasoo saaray dilkii gudaha Xalane oo loogu geystay Almaas Elman Axmed oo aheyd diblomaasi hore iyo ruux u [...]
1 1,404 1,405 1,406 1,407 1,408 2,823 16872 / 33874 POSTS