Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 35aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 35aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo oo kusugan Daljir Badhan.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 2 weeks

    Nuurka.
    Senior Political Analyst.
    .*.*.*.**.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*…
    HAWEENKA SOMALIYED WAA HAWEEN QIIMO BADAN.
    .*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*.*…*.*.
    TO:Daljir Media.
    —————-.
    WAA BARNAAMIJ QALDAN,EREY BIXINTUNA WAA QALAD.(BARAARUGA HAWEENAK).
    ADEER MIYEY HURDEEN HAWEENKA SOMALIED OO IMINKA BBC MEDIA WAX BARAYSAA!!!?.
    ADEER JIDKAASI WAA JIDKII AY RER GALBEEDKU KU QASAAREEN IYAGA AQOONYAHANKOODAA QIRAYA IN GABADHAHA GURYAHA LAGA SOO SAARAY AY KU QALDANAAYEEN OO QOYSKII KA BAABA’AY,DHASHII KA YARAATAY,TARANKII UMADU YARAADAY,KA DIB MARKII GABDHIHII ISKA DIIDEEN INAY WAX DHALAAN,IYAGAA QORAYA BUUGAAG SIDA BUUGA(the dead of the West)OO TILMAAMAYA SIDAY UGU QASAAREEN…MARKAA UMA BAAHNIN PROGARAMAADAASOO KALE,LKN IDINKU WAXAA IDIIN MUUQDA WAXOOGAYGA QARASHKA AH EE BBC MEDIA ACTION IDINKA SIISANAYSO FAAFINTA AFKAARTOODAAS FASHILAN EE LAGU QASAARAY.
    UJEEDADA BARNAAMIJKAASI KUHOOS JIRA WAXA KA MID AH;
     WAA IN GURIGA AMARKIISA,HAWEENKU LAHAADAA AMA LOO SINAADAA.
    WAA IN HAWEENKU KA XOROWDAA DIIN,FHAQAN IWM OO XOOLOOWDAA SIDA XOOLAHA WAA IN AYSAN WAXBABA XIRIN.OO XOR BAAD TAHAY LOOGU SHEEKEEYAA.
    OK,BARNAAMIJKANI INUU QALDAN YAHAY OO AFKAARTUU XAMBAARSAN YAHAYNA YIHIIN AFAKAAR LAGU JABAY WAXAA TUSAALE KAAGA FILAN:
    GALBEEDKU WAXAY DHAHEEN:WAX KASTA MEEL KASTA WAA IN AY YEELATAA MAAMULE LOOGA DANBEEYO,LKN GURIGU WAA IN UUSAN YEELAN MAAMULE..TAASI WAA TA KEENTAY IN QOYS BURBURKA GALBEEDKU BATO,DHASHU YARAATO,LA ARKO 60 JIR AABIHII RAADINAYA OO MARBA MEEL DNA QAADAYA!!!!!.
    OK,GALBEED & BARIBA  WAY INAGA ILAASHAADAA AQOONTA AY GAAREEN,LKN BILCAKSI WAXAY INOOSOO GUDBIYAAN INTOODA XUN EE AY KU JABEEN!!!.SI AYNU INAGUNA UGU JABNO.OK,
    WAXAAN SUGAYAA MEDIA SOMALI LEEDAHAY OO LAGA BARANAYO SIDA CHINES-ku JIIRKA U KARIYO!!!!!.DUNIDUNA AFKAAR BAA LA IIBGEYNAYAA WAA INAAD FAHMI KARTAA.!!!!.LKN SHILIMADAA KUU MUUQDA AY BBC MEDIA ACTION KUGU SIINAYAAN FAAFINTA BARNAAMIJKAAS.
    OGOOW SIDA LOOGA FEKERO LONDON LOOGAMA FEKERO MUQDOSHO.
    SIDA LOOGA DHAQMO LONDON LOOGAMA DHAQMO MUQDISHO.

    FIIRO GAARA:
    SOO DAA BARNAAMIJKA DABCAN MA WADA XUMA LKN FAAFREEB WAA MUHIM INAAD KUSAMAYSAAAN.
    MAHADSANID DALJIR.