Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 102aad (dhegayso)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 102aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.
Hadaba Taxanaha 102aad ee BARAARUGA HAWEENKA waxa uu ku saabsanya, Hababka casriga ah ee haweenka ganacsatada ahi ay macaamiishooda ku gaadhsiiyaan adeegooda ganacsi.

Xaawo Axmed ayaa soo jeedinaysa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com