Dareen 4aad: Abaarta Sima iyo Saamaynteeda

Dareen 4aad: Abaarta Sima iyo Saamaynteeda

Radio Daljir – DAREEN waa barnaamij cusub oo aan kaga warbixino saamaynta abaarta SIMA u gaysatay dadka soomaaliyeed, gaar ahaana xooladhaqatada. Barnaamijku waa todobaadle Radio Daljir ka baaha maalinta Axadda ah saacada Afrikadda bari marka ay tahay 2:30PM, wuxuu ka koobanyahay warar, warbixino, waraysiyo, falaanqayn, iyo waliba aragtida dhegaystayaasha.

Hoos ka dhegaysoDAREEN 4aad

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com