Waraysi: Qiimaha isku duubnida (dhegayso)

Maxamed Xaamud oo kamd ah wax garadka degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ayaa ka hadlay ismaqlka iyo wadajirka umada Soomaaliya iyo faa’iidada ay leedahay isku duubnida. waxa uu suugaan ku cabiray iskuduubnida iyo muhiimada ay leedahay. wariye Saynab Cabdinuur Maxamed ayuu uwaramay. Dhegayso. la soco qaybta …

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, …

Shir u dhaxeeyay hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka iyo Beesha Caalamaka oo Muqdisho ka dhacay (Akhriso)

Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gudoomiyay shir ay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ay la yeesheen hay’adaha Beesha Caalamka ee ku lugta leh arrimaha dastuurka. Shirka oo ay kasoo qaybgaleen gudoomiyaha iyo gudoomiye ku-xigeenka labada guddi, madaxa hay’adda UNDP ee Soomaaliya, iyo …

Imaaraadka iyo Itoobiya oo heshiis kala saxiixday

Dowladdaha Itoobiya iyo Imaaradka ayaa magaalada Dubai ku kala saxiixday heshiis ku saabsan dhinaca difaaca iyo Milateriga. waxaa heshiiskan labada dhinac ulakala saxiixay Wakiilo ka kala socday dowladaha Itoobiya Iyo Imaaraadka Carabta waxaa ay ku kala saxiixdeen shirka Bandhiga 16aad ee Diyaaradaha kaas oo ka socda magaalada Dubai ee dalkaasi Imaaraadka Carabta. Dowladda Itoobiya ayaa …

Sarkaal Shabaab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn shalay gelinkii dambe ka dhacday deegaanka Kuunya Barow ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay Xubin ka tirsan Al-Shabaab. War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalkan oo ahaa mid ay iska kaashadeen Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Mareykanka uu bartilmaameedkisa ahaa horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo …

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso | daawo )

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Daawo.    

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI). Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso.

Shirweynihii 4aad ee dallada Qurbajoogta Puntland oo ka furmay Denmark ( Sawiro)

Magaalada Aarhus ee Dalka Denmark waxa si Habsimi leh uga Furmay Shirweynihii Afaraad Dallada qurbajoogta Puntland ee Yurub(PEDAN) oo ay ku mideysan yihiin Ururadda iyo Jaaliyadaha Qurbo-joogta Puntland ee Yurub. Shirka ayaa sanadkan waxa soo qaban qaabiyay puntland Diaspora Forum Denmark(PDFD). Martisharafta shirka kasoo qayb gashay waxa ka mid ah shirkana Furay duqa magaalada Aarhus …

Kulamo lagu xalinayo khilaafka dowladda iyo madaxweyne yaashii hore oo Muqdisho kasocda (dhegayso)

Waxaa magaalada Muqdisho xalay ku shir masuuliyiin dawladda Soomalia ka socday iyo xubno ka tirsan Xisbiyada mucaaradka ee dalka. Shirkaan ayaa gogol Xaadh u ah kulan la filayo in magaalada Muqdisho ay ku yeeshaan madaxweye yaashii hore ee dalka ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif iyo madaxda dowladda Soomaaliya. maalinta Arbacada ayaa …