Dhakhaatiir  Qaliin lacag la’aan ah ka samaynaysa Bosaaso iyo Gaalkacyo

HomeWararka

Dhakhaatiir Qaliin lacag la’aan ah ka samaynaysa Bosaaso iyo Gaalkacyo

Dhakhaatiir katimid dalka Australia ayaa dhawaan qaliin indhaha ah oo lacag la'aan ah ka samayn doonta magaalooyinka Bosaaso iyo Gaalkacyo.

RW Rooble oo Xuska Maalinta Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed la qaatay Ciidanka ku sugan jiidda dagaalka ee Awdheegle (Sawiro)
cWeli Ducaale Cilmi: Waddooyinka Garoowe ha loo sameeyo shacab-mareen (dhegayso)
Saadaalihii Roob, dabyalo iyo haatan xaalku sida uu yahay (daawo)

Dhakhaatiir katimid dalka Australia ayaa dhawaan qaliin indhaha ah oo lacag la’aan ah ka samayn doonta magaalooyinka Bosaaso iyo Gaalkacyo.

sida la qorsheeyay qaliinkan waxaa ka faaídeysan doona dad gaaraya 450 oo qof.

waa markii saddaxaad oo ay Putland yimaadaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Australiaa oo isgujiray dhaqaatiir iyo Ciyaartoy.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa soo dhaweeyay oo bogaadiyay dhaqaatiirtan katimid dalka Australia.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: