cWeli Ducaale Cilmi: Waddooyinka Garoowe ha loo sameeyo shacab-mareen (dhegayso)

cWeli Ducaale Cilmi: Waddooyinka Garoowe ha loo sameeyo shacab-mareen (dhegayso)

Cabdiweli Ducaale Cilmi oo xukuuumadan Gaas ee hadda talada haysa iska casilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir wuxuu ka hadlay horumarka ka socda magaalada Garoowe iyo waxyaabaha loo baahan yahay inta magaaladu aysan sii fidin in wax laga qabto .

Cabdiweli ayaa u soo jeedshay dawladda hoose iyo shacabka in ay iska kaashadana sidii waddooyinka magaalada ee la dayactiray ama laamiyada ah loogu sameyn lahaa shacab-mareen si loo yareeyo khatarta dadka ka soo gaari karta baabuuurta isticmaasha waddooyinka ciriiriga ah ee magaalada. Sidoo kalena ay shacabku u helaan dariiq ay raaxo ku maraan, si loo yareeyo raaca gadiidka ee joogtada noqday.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com