Diyaarad Gargaar sidday oo Muqdisho ka dagtay  (Sawiro)

HomeWararka

Diyaarad Gargaar sidday oo Muqdisho ka dagtay (Sawiro)

Magaalada Muqdisho waxaa saaka ka dagtay Diyaarad siday gar gaar noocyo kala duwan isgu jiray oo loogu talagalay in la gaarsiiyo dadkii uu saameeyay fatahaada wabiga Shabeelle. mas,uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu hor kacayay Wasiirka gargaarka ayaa garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdigii Talyaaniga ee gargaarka siday. Sawiro.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo kismaayo ku qaabilay dhalinyaro Aqoonyahano ah (Sawiro)
Guddiga gurmadka Qardho ayaa soo bandhigay dhaqaale ay soo direen shacabka Somaliyeed (Daawo)
Aqoonyahano ka hadlay Heshiiski DP World iyo Somaliland & Hadalkii Khayre (dhegayso)

Magaalada Muqdisho waxaa saaka ka dagtay Diyaarad siday gar gaar noocyo kala duwan isgu jiray oo loogu talagalay in la gaarsiiyo dadkii uu saameeyay fatahaada wabiga Shabeelle.

mas,uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu hor kacayay Wasiirka gargaarka ayaa garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdigii Talyaaniga ee gargaarka siday.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: