Aqoonyahano ka hadlay Heshiiski DP World iyo Somaliland & Hadalkii Khayre (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahano ka hadlay Heshiiski DP World iyo Somaliland & Hadalkii Khayre (dhegayso)

Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku sheegayso inay raali ka ahayn heshiiskii dekedda Berbera ee ay wada galeen dowlad

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel oo Qiima Dhimis U Samaysay Macaamiisheeda (dhegayso)
Galmudug oo sheegtay in Saldhigyo Booliis ka hirgalineyso magaalooyinka laga qabsaday Al-shabaab
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Xarigga ka Jaray Xarunta Dhallinyarada ee Tilmaame

Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku sheegayso inay raali ka ahayn heshiiskii dekedda Berbera ee ay wada galeen dowladda Itoobiya, DP World iyo Somaliland, heshiiskaasi oo dhigaya inay DP World muddo sodon sano ah ay maamusho dekedda Berbera.

Heshiiskaasi ayaa dhacay xilli raysal wasaaraha Soomaaliya uu ku sugnaa magaalada Abu Dubai, iyadoona heshiiskan uu sheegay raysal wasaaruhu inaan waxba laga soo ogaysiin.

Hadaba go’aanka dowladda ay qaadatay ma yahay mid ku haboon heshiiskan. Axmed Nur Shire Yasin oo bartay culuumta dhaqaalaha ayaan waydiinay Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: