Shirkadda Isgaarsiinta Somtel oo Qiima Dhimis U Samaysay Macaamiisheeda (dhegayso)

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel oo Qiima Dhimis U Samaysay Macaamiisheeda (dhegayso)

Madaxa Waxaadka Ganacsiga shirkadda somtel Puntland Maxamed Cabdulaahi Siciid Dhuubane oo waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay adeegyada ay bixiso iyo qiimo dhimis la sameyeey Maalmaha Ciida.

Dhubane ayaa ka shekeyeey Waxyabaha ay u raqisiyeen macaamishooda iyo daqiiqada ku hadalka hadaad ku shubato 1 dollar ,isago fah faahiyeey adeegyada ay bulshada u qabato somtel Maxamed laki man ayuu u waramay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com