Site icon Radio Daljir

Aqoonyahano ka hadlay Heshiiski DP World iyo Somaliland & Hadalkii Khayre (dhegayso)

Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku sheegayso inay raali ka ahayn heshiiskii dekedda Berbera ee ay wada galeen dowladda Itoobiya, DP World iyo Somaliland, heshiiskaasi oo dhigaya inay DP World muddo sodon sano ah ay maamusho dekedda Berbera.

Heshiiskaasi ayaa dhacay xilli raysal wasaaraha Soomaaliya uu ku sugnaa magaalada Abu Dubai, iyadoona heshiiskan uu sheegay raysal wasaaruhu inaan waxba laga soo ogaysiin.

Hadaba go’aanka dowladda ay qaadatay ma yahay mid ku haboon heshiiskan. Axmed Nur Shire Yasin oo bartay culuumta dhaqaalaha ayaan waydiinay Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a9a9d6f000100a373e4e9c3/Waraysi+Axmed+Nur+Shire+Yasin+oo+bartay+culuumta+dhaqaalaha.mp3?_=1
Exit mobile version