AMISOM oo war kasoo saartay dilkii Almaas Elman

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa War kasoo saaray dilkii gudaha Xalane oo loogu geystay Almaas Elman Axmed oo aheyd diblomaasi hore iyo ruux u dhaqdhaqaaqa nabada Soomaaliya.

AMISOM Waxa ay xaqiijisay in xabad ay ku dhacday Almaas xilli ay kasoo baxday Shir ay uga qeyb gashay Xalane, islamarkaana ay dooneysay in ay aado garoonka Aadan Cadde, islamarkaana ay saarneyd kursiga dambe ee gaariga , Darawalkii iyo ruuxii kale ee la socdayna aysan waxba gaarin.

“AMISOM waxay si wada jir ah ula shaqeyneysaa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo ciidamada amniga Soomaaliya si ay si buuxda ugu baaraan geerida naxdinta laheyd ee ku timid Marwo Almaas Elman Cali Axmed, oo ku dhacday rasaas 20-kii November ka dhacday xerada Xalane ee magaalada Muqdisho” ayaa lagu yiri Warka kasoo baxay AMISOM.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “AMISOM oo war kasoo saartay dilkii Almaas Elman”

  1. NuurkaNederland

    INTAY KU DISHO BAY KUU YTACSIYAYSAA…
    AMISOM HOOYADEED HA WASTO.
    WAXA GABADHA KHAARAJIYEY WAA AMISOM & SIRDOONADA CAALAMIGA AH EE DEGAN XALANE .OK,SIRDOONADU HADAFKOODU WAA KAAS LKN SHACABKA SOMALIYED BAA LOOOGA BAAHNAA IN IYANA HADAFKOODA AY MUUJIYAAN OO KU KACAAN XERADA XALANE OO ALBAABADA AY ISUGU LAABAAN XALANE & BALIDOGLE.
    XALANE WAXAA LAGU DHEX DILAA QOF AY ALSHABAB,ISIS GAARIKARIWAAYEEN AYAA UNSOM & SIRDOONADA XALANE DEGENI USOO BAREERAAN OOKU DHEX SILAAN XALANE DHEXDIISA WAXAADNA OGAATAA ON ISIS,ALSHABABKII XALANE LAGA TAAGEERI JIREY AY GABADHA DILI KARI WAAYEEN,GAARIKARI WAAYEEN,
    Fiiro Gaara:
    XALANE & BALIDOGLE WAA MEELAHA TAAGEERADA,DHAQALAHA,FANKA,MACLUUMAADKA,& HUBKABA LAGA SIIYO ISIS,ALSHABAB.IWM.
    CLOSE XALANE.
    CLOSE BALIDOGLE.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS MADE OIN ISRAELI 100% sure.
    ALSHABAB+CIA+MI6+UNSOM+AMISOM=ONE.
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TEL AVIV.GO FUCK YOUR SELF…

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com