Category: Wararka

1 1,402 1,403 1,404 1,405 1,406 2,819 16848 / 33825 POSTS
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dilkii Almaas Elman

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dilkii Almaas Elman

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Bulshada Soomaaliyeed iyo Eheladii ay ka geeriyootay Almaas Elman Cali Axmed, oo Sha [...]
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka [...]
Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee naadiga Tottenham

Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee naadiga Tottenham

Maaamulka naadiga Tottenham ayaa u magacaabay tababare Jose Mourinho in uu noqdo tababaraha rasmiga ah ee naadiga reer Igland ee Tottenham Jose Mou [...]
Maxay ku heshiiyeen madaxweyne Farmaajo iyo madaxdii hore? (Akhriso)

Maxay ku heshiiyeen madaxweyne Farmaajo iyo madaxdii hore? (Akhriso)

Kunakii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo madaxdii hore ee dalka ayaa waxaa lagu heshiiyay ilaa iyo lix qodob. 1- Doorashoo [...]
Xuutiyiinta Yaman oo siidaysay Maraakiib u afduubnayd

Xuutiyiinta Yaman oo siidaysay Maraakiib u afduubnayd

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa siidaysay seddex Markab oo ay afduub ahaan u hesyteen. Maraakiibtan ayaa laga lahaa waddanka kuuriyada koofureed. [...]
Madaxweyne walaalkiis u magacaabay Ra’iisul wasaare

Madaxweyne walaalkiis u magacaabay Ra’iisul wasaare

Madaxweynaha cusub ee Srilanka Gotabaya Rajapaksa ayaa Ra'iisul wasaaraha Srilanka u magacaabay walaalkiis la dhashay ee Mahinda.. Mr.Mahinda ayaa [...]
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Kulankii madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Xisbiyada oo la soo gaba gabeeyay

Kulankii madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Xisbiyada oo la soo gaba gabeeyay

Xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho waxaa goor dhawayd lagu soo gabagabeeyay Kulankii u dhaxeeyay madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii ho [...]
Xoghayihii koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Xalane lagu dhextoogtay

Xoghayihii koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Xalane lagu dhextoogtay

Wararka ay Idacada Daljir ay ka helayso xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in goordhow gudaha xarunta Xalane lagu toogtay Gabar lagu [...]
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Hoos udhaca kuyimd Afka Soomaaliga (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Hoos udhaca kuyimd Afka Soomaaliga (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h [...]
1 1,402 1,403 1,404 1,405 1,406 2,819 16848 / 33825 POSTS