Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee naadiga Tottenham

Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee naadiga Tottenham

Maaamulka naadiga Tottenham ayaa u magacaabay tababare Jose Mourinho in uu noqdo tababaraha rasmiga ah ee naadiga reer Igland ee Tottenham

Jose Mourinho ayaa qalin ku duugay heshiis oo uu kula joogayo naadiga Tottenham oo xiligiisu ay tahay 2022-23
.
Mourinho ayaa horey u soo leyliyey naadiyaasha reer Igland ee kala ah Chelsea iyo Manchester United.

Tottenham ayaa iska eryey tabatarihii hore ee naadiga Mauricio Pochettino, kadib markii ay sheegeen maamulka naadigaasi in tababare Mauricio Pochettino uu ku guul dareystay in naadiga koob u qaado

Mauricio Pochettino ayaa naadiga Tottenham hogaaminayey tan iyo sanadkii 2014kii.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com