Madaxweyne walaalkiis u magacaabay Ra’iisul wasaare

Madaxweyne walaalkiis u magacaabay Ra’iisul wasaare

Madaxweynaha cusub ee Srilanka Gotabaya Rajapaksa ayaa Ra’iisul wasaaraha Srilanka u magacaabay walaalkiis la dhashay ee Mahinda..

Mr.Mahinda ayaa labo mar oo hore soo noqday madaxweynaha dalka Sri Lanka, waxaana lagu wadaa in xilka Ra’iisul wasaarenimo loo dhaariyo maalinta berri ah.

Madaxweynaha cusub ee Sri Lanka Gotabaya iyo qoyskiisa ayaa qeyb libaax leh ka qaatay dagaalkii xooganaa ee lala galay kooxdii Tamil Tigers oo inta badan ka talin jirtay Sri lanka.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com