Xoghayihii koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Xalane lagu dhextoogtay

Xoghayihii koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Xalane lagu dhextoogtay

Wararka ay Idacada Daljir ay ka helayso xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in goordhow gudaha xarunta Xalane lagu toogtay Gabar lagu magacaabo Almaas Elman.

Almaas Elman ayaa aheyd xoghayihii koowaad ee hore ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, iyada oo ka tirsaneed hay’adda Elman waxayna toogashadu dhacday xili ay ku socotay gaari dhex marayay gudaha xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo haatan lama oga cidda ka dambaysa toogashadaas hase’ahaatee waxaa la xaqiijiyay geerideeda,mana jirta cid ka hadashay arrintaan.
Diiwaanka warraka.
Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    Nuurka.
    Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
    .* .* .*.*.*..*..*.*.**..*..*..*..*..*.*.*.*.*.*..
    WAXAAN ARKAA:
    IN XERADA XALANE & BALIDOGLE YIHIIN MEELAHA LAGA FANGAREEYO ALSHABAB,ISIS,OK,
    XALANE & BALIDOGLE WIXII AY GAARI WAAYAAN ALSHABAB,ISIS,SIDA ING:YARIISOOW & GABADHAAN OOKALE IYAGAA KHAARAJIYA.WAANA NOOC KA MIDA NOOCYADA MISSIONERY-ga,
    OO MISHIMA.
    DABCANA NISA WAY OGAYD,WAAYO?MISHINADAASOO KALE MARKA LA FULINAYO WAA IN SIRDOONKA DALKU LA SOCDO.OGYAHAY.LA’AANTII MAYA.
    WAANA WEERAR QORSHAYSAN OO AAN ISKA DHICIN,
    OGOOW HADII AAD LASHAQAYSATO SIRDOONO CAALAMIYA OO AAD FULISO MISHIMO HORE OGOOW  ADAA LAGAA TAKHALUSI,OK,HADAAD DIIDANA WAA LAGAA TAQALUSI.HADAAD KA BAXDIDNA WAA LAGA TAQALUSI.
    WAA LABA MID UUN;
    1=IN AY LASHAQAYNAYSAY OO AY WAX DIIDAY LOOGANA BAQAY INAY FASHILISO,SIDAA DARTEED HAWADA LAGU CUNAY!!!.
    2=IN AY BERI KA AHAYD LKN LOO DILEY SUMCADEEDA & WAXQABADKEEDA,KARTIDEEDA,SI SHACABKA SOMALIYED INDHAHA LOOGA RIDO……
    OK,WAAAYO?WAXAAN SAAS ULEEYAHAY  XALANE WAA KUWA ALSHABABKA,ISIS SOO SIIYA MACLUUMAADKA DILALKA QORSHAYSAN EELAGU DILO,AQOONYAHANKA,CULIMADA,GANACSATADA,NIN DOORKA UMADDA.SABABTUNA WAA IN SHACABKA INDHAHA LAGA RIDO WAAYO? MARKA HALDOORKAAGA LA CUNO INDHAHAA LAGAA RIDAY ALMACNAWIYAN.WAANA SHAQADA DHABBTA AH EE UNSOM,AMISOM,XALANE,BALIDOGLE AY KA HAYAAN GUDAHA SOMALIYA.
    OK,QOFKII AY ALSHABAB,ISIS GAARIWAAYAAAN BAA LOO BAREERAA OO HADII LA DOONO XALANE DHEXDIISA LAGU DILAA!!!!.AMA QARAX LOOSOO AGAASIMAA SIDA ING:YARIISOOW OOLOO TIRIYO ERGI:JAMES SWAN INUU FUDUDEEYEY QARAXII YARIISOOW PO GUDAHA HOOLKA LOOGU GEEYAA QARAXA FAHAMTU.
    DILKAANI MAAHA WAX ISKA YIMI,DHACAY!!!!
    QOFKASTOO WAX UBILAABAN YIHIIIN WAA ODORASI KARAA.
    XALANE CLOSE
    BALIDOGLE CLOSE.
    SHACABKU WAA INAY ALBAABADA ISUGU DHUFTAAN XALANE & BALIDOGLE.
    Fiiro Gaara:
    ISIS=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALSHABAB+UNSOM+CIA+MI6+AMISOM=ONE.
    WE KNOWS WIXII JIRA.
    SOMALIYA WAA MASHRUUC NINKII MALE U HAYSTOOWE.
    MALYANS BAA LAGU CUNAA NINKII MALE U HAYSTOOWE.
    MASAKINTA DHIIGOODU WAA LACAG NINKII MALE UHAYSTOOWE.
    !.!.!.!.!.!.!!.!!.!!.!!.!!.!!.!!.!!.!.!.!.!.!..////

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com