Category: Wararka

1 1,397 1,398 1,399 1,400 1,401 2,821 16788 / 33843 POSTS
Waraysi: Degmada Gumbax oo go’doon kujirta

Waraysi: Degmada Gumbax oo go’doon kujirta

https://www.facebook.com/RDaljir/videos/827931557626603/ [...]
Dagaal u dhexeeya labo beelood oo ka socda Shidan, Sanaag (daawo)

Dagaal u dhexeeya labo beelood oo ka socda Shidan, Sanaag (daawo)

Deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag oo qiyaastii laasqorayna ujira 30kmtr ayaa waxaa ka socda dagaal udhaxeeya laba beelood oo halkaasi wada dagan. [...]
Dowladda oo war ka soo saartay doorashada Galmudug

Dowladda oo war ka soo saartay doorashada Galmudug

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dib u heshiisiinta XukuumaddaF Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamare [...]
Kenya oo yeelaneysa Ra’iisul Wasaare

Kenya oo yeelaneysa Ra’iisul Wasaare

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata iyo Hogaamiyaha Mucaarad Raila Odinga ayaa waxaa Maanta dhex-maray heshiis gacan qaad ahaa,kaas oo lagu go’aami [...]
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Donald Yamamoto? (Akhriso)

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Donald Yamamoto? (Akhriso)

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kulan gaar ah ka yeeshay xaalada guud ee dalka, iyagoo uga h [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Badhan,Sanaag inoo ka daadihina [...]
Guddiga Fulinta XDS ee Dowlad Deegaanka (DDS) oo ansixiyey ku biirista Xisbiga EPP ee Abiy Axmed

Guddiga Fulinta XDS ee Dowlad Deegaanka (DDS) oo ansixiyey ku biirista Xisbiga EPP ee Abiy Axmed

Xubnaha Guddiga Fulinta xibiga XDS ee DDS ayaa shir ay ku yeesheen xafiiska Madaxweynaha Dowlad Deegaanka waxa ay ku go'aamiyeen ku biirista xisbiga c [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Haykal oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-995878235/warka-fiidni [...]
Shacabka gobolka Garda Fuu oo Go’doon kujira (dhegayso)

Shacabka gobolka Garda Fuu oo Go’doon kujira (dhegayso)

Roobabkii ka da'ay goboka Garda Fuu ayaa sababay in ay go'do waddaii Lafa-goray ee iskuxiraysay Bosaaso iyo gobolka. dadka deegaan ay [...]
China oo u yeertay safiirka Mareykanka

China oo u yeertay safiirka Mareykanka

Wasaaradda arrimaha dibedda China ayaa Isniintii u yeertay safiirka Mareykanka Terry Branstad, si ay cabasho uga muujiso sharci uu ansixiyey Congress- [...]
Golaha Ammaanka oo warbixin kasoo saaray xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka oo warbixin kasoo saaray xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda Soomaaliya kadib markii dhowaan ay warbixin ka dhageysteen Ergeyga gaarka ah Jam [...]
1 1,397 1,398 1,399 1,400 1,401 2,821 16788 / 33843 POSTS