Waraysi: Degmada Gumbax oo go’doon kujirta

Waraysi: Degmada Gumbax oo go’doon kujirta

Degmada Gumbax oo go'doon kujirta

Degmada Gumbax ee gobolka Bari ayaa mud 25 cisho ah waxa ay kujirtaa go'doon kadib markii ay go'day waddadii isku xiraysay Bosaaso iyo Gumbax.Guddoomiyaha degmada Gumbax Cismaan Maxmed Bali wariye ayaa Daljir uga waramay xaalada degmada ay ku sugantahay.wariye Faadumo Degan Daahir ayuu uwaramay.

Posted by Radio Daljir on Wednesday, November 27, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com