Shacabka gobolka Garda Fuu oo Go’doon kujira (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka gobolka Garda Fuu oo Go’doon kujira (dhegayso)

Roobabkii ka da'ay goboka Garda Fuu ayaa sababay in ay go'do waddaii Lafa-goray ee iskuxiraysay Bosaaso iyo gobolka. dadka deegaan ay

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Arday Shahadooyin Gudoonsiyeey (dhegayso)
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 17aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)
FIFA oo garoon caalami ah u aqoonsatay Garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho

Roobabkii ka da’ay goboka Garda Fuu ayaa sababay in ay go’do waddaii Lafa-goray ee iskuxiraysay Bosaaso iyo gobolka.

dadka deegaan ayaa go’doon kujiray labadii habeen ee lasoo dhaafay.

Dowladdu waxa ay arintan usaartay gudi soo kormeera xaalada ay dadka ku sugan yihiin si wax looga qabto.

Xidhibaan Cabdalla Yuusuf Muuse oo kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Puntland kana tirsan guddigii loo xilsaaray xaalada gobolka Gardafuu ayaa Radio Daljir uga waramay caawa waxa ay ku soo arkeen waddada Lafagoray oo go’day.

waxa uu sheegay indadka deegaanka ay go’doon ku jiraan.

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: