Category: Wararka

1 1,396 1,397 1,398 1,399 1,400 2,821 16776 / 33843 POSTS
Kenya oo dhaqan galinaysa heshiiskii ay dowladda Soomaaliya kala saxiixdeen

Kenya oo dhaqan galinaysa heshiiskii ay dowladda Soomaaliya kala saxiixdeen

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa looga hadlay wixii ka dhaqan galay heshiiskii ay kala saxiixdeen madaxweynayaasha [...]
Taariikh nololeedka Gen. Yuusuf Axmed Khayre oo xalay ku geeriyooday  London (daawo)

Taariikh nololeedka Gen. Yuusuf Axmed Khayre oo xalay ku geeriyooday London (daawo)

Xalay magaalada London ee waddanka Ingiriiska waxaa ku geeriyooday Alle ha u naxriistee Gen. Yuusuf Axmed Khayre oo muddo dheer ka mid ahaa saraakiish [...]
Gaalkacayo oo Xabsiga lagala baxay Maxaabiis ( dhegayso)

Gaalkacayo oo Xabsiga lagala baxay Maxaabiis ( dhegayso)

Ciidamo hubaysan ayaa xalay kala baxay xabsiga  magaalada Gaalkacyo eedeesane loo haystay in uu ka gnacsanjiray khamriga oo ay maxkamadu xuluntay. [...]
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka [...]
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho. https://soundcloud.com/user-995878235/wark [...]
Soomaaliya oo  afar sano kadib bilowday  Dhoofinta Mooska (Sawiro)

Soomaaliya oo afar sano kadib bilowday Dhoofinta Mooska (Sawiro)

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ay wehliyeyn Wasiir ku xigeenka Dekedaha, gudoomiye ku xigeenka rugta ganacsiga, Xubno ka socday mashruuca GEEL , ganac [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya Faadumo Degan Dhaahir. [...]
1 1,396 1,397 1,398 1,399 1,400 2,821 16776 / 33843 POSTS