Dagaal u dhexeeya labo beelood oo ka socda Shidan, Sanaag (daawo)

Dagaal u dhexeeya labo beelood oo ka socda Shidan, Sanaag (daawo)

Deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag oo qiyaastii laasqorayna ujira 30kmtr ayaa waxaa ka socda dagaal udhaxeeya laba beelood oo halkaasi wada dagan.

dagaalka ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo kala gaalahy labada dhinac.

ciidamo ka amar qaata korneel Caare ayay odashaasha deegaanka Daljir u sheegeen in ay qayb ka yihiin dagaalka.

waxaa ku dhintay istaafkii taliyihii ciidamada badda ee mamaulka Soomaaliland

Ciidamo ka socday maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay  maanta soo gaareen deegaanka.

Hadaba qaar kamida ah waxgaradka deegaanka  ee dhanka Puntland ayaa Daljir uga waramay dagaalkan iyo khasaaraha ka dhashay.

Daawo.

Dagaal beeleedka deegaanka Shidan ee Sanaag

Deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag oo qiyaastii Laas Qoray u jira 30KM ayaa waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya laba beelood oo wada dega. Dagaalka ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.Ciidamo ka amar qaata korneel Caare ayay odashaasha deegaanka sheegeen in ay qayb ka yihiin dagaal beeleeddka Shidan.Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ku dhintay istaafkii taliyihii ciidamada badda ee mamaulka Soomaaliland. Qaar kamida ah waxgaradka deegaanka ayaa Daljir uga waramay dagaalka iyo khasaaraha ka dhashay.

Posted by Radio Daljir on Wednesday, November 27, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com