Category: Wararka

1 1,280 1,281 1,282 1,283 1,284 2,824 15384 / 33881 POSTS
Madaxweynaha Jubbaland oo maanta gaaray dhoobleey

Madaxweynaha Jubbaland oo maanta gaaray dhoobleey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Socdaal dhinaca cirka ah ku tegay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoos [...]
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
Somaaliya iyo Uk oo ka wada hadley kordhinta tababarada Ciidamada Dowladda

Somaaliya iyo Uk oo ka wada hadley kordhinta tababarada Ciidamada Dowladda

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-ambe) ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmey Safiirka Brita [...]
Kulamo looga hadlayo Arrimaha Dastuurka oo weli socda

Kulamo looga hadlayo Arrimaha Dastuurka oo weli socda

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxabanaan Dib-u-eegista [...]
Xuska Maalinta Haweenka, Daljir & Kulanka Haweenka Galmudug (sawirro)

Xuska Maalinta Haweenka, Daljir & Kulanka Haweenka Galmudug (sawirro)

Shir ay ka qaybgaleen in ka badan boqol haween oo ka kala yimid magaalooyinka Cadaado, Caabudwaaq, Dhabbad iyo Balanballe ayaa ka qabsoomay magaalada [...]
Yuusuf Garaad oo madax looga dhigey guddiga Qabanqaabada Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

Yuusuf Garaad oo madax looga dhigey guddiga Qabanqaabada Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibbada Yuusuf Garaad Cumar ayaa loo magacaabay inuu Guddoomiye ka noqdo guddiga qaban-qaabada xafladda caleema saarka Mada [...]
Maraykanka oo xaqiijiyay in duqeyn lagu diley Bashiir Qoorgaab

Maraykanka oo xaqiijiyay in duqeyn lagu diley Bashiir Qoorgaab

Dowlada Maraykanka ayaa ka hadashay markii ugu horeysay weerar la sheegay in lagu qaarijiyay Bashiir Qoorgaab oo ka mid ahaa saraakiisha sarsare ee ci [...]
Wareysi Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed: Xogwarran Sannadihii 1969-1991 (dhegayso)

Wareysi Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed: Xogwarran Sannadihii 1969-1991 (dhegayso)

Wareysigaan wuxuu Madaxweyne Cabdullahi Yusuf uga warramayaa arrimo badan oo xaaladihii Soomaaliya ah, ayna ugu muhiimsan yihiin kacaankii 1969-kii, k [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Warka Arooryo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Boosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim oo ku sugan xaru [...]
Qeybaha kala duwan ee Bulshada Galmudug oo ka talo dhiibtay dhameeystirka Dastuurka

Qeybaha kala duwan ee Bulshada Galmudug oo ka talo dhiibtay dhameeystirka Dastuurka

Hay'adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ayaa kulamo wadatashi ah la yeeshay culumada, odoyaasha dhaqanka, haweenka, dadka naafada ah iyo dhaliny [...]
Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay ciidamada isku urursanaya gobolka Gedo

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay ciidamada isku urursanaya gobolka Gedo

Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka waxay walaac xooggan ka muujinaya ciidamada amniga ee isku urursanaya gobolka Gedo ee Jubaland iyo isku dhacyadii 2d [...]
1 1,280 1,281 1,282 1,283 1,284 2,824 15384 / 33881 POSTS