Yuusuf Garaad oo madax looga dhigey guddiga Qabanqaabada Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

HomeWararka

Yuusuf Garaad oo madax looga dhigey guddiga Qabanqaabada Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibbada Yuusuf Garaad Cumar ayaa loo magacaabay inuu Guddoomiye ka noqdo guddiga qaban-qaabada xafladda caleema saarka Mada

Ciidamadda Amaanka oo Howlgalo Kasameyeey Xalay Muqdisho
Wasiir Beyle: “Soomaaliya waxa loo aqoonsaday dal jira oo Adduunka kale wax la qaybsan kara”
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibbada Yuusuf Garaad Cumar ayaa loo magacaabay inuu Guddoomiye ka noqdo guddiga qaban-qaabada xafladda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Galmudug.

Wareegto ka soo baxday Madaxweyne Qoor-qoor ayaa lagu magacaabay guddigan oo ka kooban 12 xubnood oo 11 ka mid ah yihiin rag, kuwaasoo howlahooda ay ka mid yihiin asteeynta waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo xafladda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka iyo dejinta qorshaha guud ee caleema saarka.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada lagu magacaabay guddigan;

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: