Xuska Maalinta Haweenka, Daljir & Kulanka Haweenka Galmudug (sawirro)

Xuska Maalinta Haweenka, Daljir & Kulanka Haweenka Galmudug (sawirro)

Shir ay ka qaybgaleen in ka badan boqol haween oo ka kala yimid magaalooyinka Cadaado, Caabudwaaq, Dhabbad iyo Balanballe ayaa ka qabsoomay magaalada Caabudwaaq.

Shirka oo qayb ka ahaa shirar xiriir ah oo socday tan iyo sannadkii hore ayaa lagu xusay maanta maalinta Haweenka Adduunka, waxaana si ballaaran loogu falaanqeeyey xuquuqda haweenka iyo waliba doorka siyaasadda haweenka iyo hannaanka ay u dhacayso doorashada qaran ee Soomaaliya loo qababqaabinayo sannadka 2020-2021, taasoo la tilmaamay in ay noqon doonto qof iyo cod, ayada oo isla markaana lagu illaalilayo hannaanka awood qaybsiga beelaha.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com