Category: Wararka

1 1,278 1,279 1,280 1,281 1,282 2,821 15360 / 33843 POSTS
Warka Caweysin,  Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Maxamuud Cabdi Ibraahin, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamuud Cabdi Ibraahin oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso . [...]
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo kulan la yeeshay bahda Garsoorka ee Koonfurgalbeed

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo kulan la yeeshay bahda Garsoorka ee Koonfurgalbeed

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegi [...]
Ahlu Sunna oo ku eedeysay dowlada federalka inay hub kiimiko ah u isticmaashay dagaalkii Dhuusamareeb

Ahlu Sunna oo ku eedeysay dowlada federalka inay hub kiimiko ah u isticmaashay dagaalkii Dhuusamareeb

Madaxda Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo ku sugan Garowe ayaa soo saaray War-Saxaafadeed ay ku muujinayaan jiritaankooda,waxayna ku eedeeyeen [...]
Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantasti [...]
Farmaajo oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha kenya

Farmaajo oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Da [...]
RW khayre oo hambalyo u diray Haweenka Somaaliyeed

RW khayre oo hambalyo u diray Haweenka Somaaliyeed

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo gabdhaha iyo hooyooyinka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta sid [...]
Ciidamadda Amniga gobalka Sanaag oo Badhan howlgalo ka sameyeey (dhegayso)

Ciidamadda Amniga gobalka Sanaag oo Badhan howlgalo ka sameyeey (dhegayso)

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxa lagu so qabtay Khamri farabadan,kadib howlgalo ay sameyeen Ciidamadda Amaanka dowladda Puntland ee gobalk [...]
Puntland oo mudo bil ah hakisay doonyaha kaluumaysiga (dhegayso)

Puntland oo mudo bil ah hakisay doonyaha kaluumaysiga (dhegayso)

Xukumada Puntland ayaa sheegtay in laga bilaabo maanta oo ku beegan 8-March ay si ku meel gaar ah u joojisey dhammaan doonyaha Kalluumaysiga ee ka ka [...]
C/qaasim Salaad oo ku tilmaamay dagaalada ka socda Gobolka Gedo dagaal sokeeye

C/qaasim Salaad oo ku tilmaamay dagaalada ka socda Gobolka Gedo dagaal sokeeye

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalada ka socda gobolada dalka, isagoo ku baaqay in aan m [...]
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka qayb galay xuska maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ka qayb galay xuska maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay munaasabada maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka (Internationa [...]
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun riday

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun riday

Maxkamada Darajad 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo axad ah waxaa ay xukun ku ridey Nin lagu eedeeyey in uu katirsanaa Ururk [...]
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faad [...]
1 1,278 1,279 1,280 1,281 1,282 2,821 15360 / 33843 POSTS