Ciidamadda Amniga gobalka Sanaag oo Badhan howlgalo ka sameyeey (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamadda Amniga gobalka Sanaag oo Badhan howlgalo ka sameyeey (dhegayso)

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxa lagu so qabtay Khamri farabadan,kadib howlgalo ay sameyeen Ciidamadda Amaanka dowladda Puntland ee gobalka Sanaag. Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sanaag Bashiir cali oo Waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay howlgadda Ciidamadu sameyeen iyo Maandooriyaha ay gacanta ku soo dhigeen.

Farmaajo oo dhagaxdhigay waddada Gaalkacyo-Hobyo (sawirro)
Kulan dhexmaray Safiirada Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya
Ilhaan Cumar oo u dabaaldegtay sharci ay ansixintiisa ka hor timid

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxa lagu so qabtay Khamri farabadan,kadib howlgalo ay sameyeen Ciidamadda Amaanka dowladda Puntland ee gobalka Sanaag.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sanaag Bashiir cali oo Waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay howlgadda Ciidamadu sameyeen iyo Maandooriyaha ay gacanta ku soo dhigeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: