Category: Wararka

1 1,279 1,280 1,281 1,282 1,283 2,821 15372 / 33843 POSTS
Maamulka G/Banaadir oo la wareegaya qaadista imtixaanka fasalka 8-aad

Maamulka G/Banaadir oo la wareegaya qaadista imtixaanka fasalka 8-aad

Waxaa maanta Xarunta Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ka dhacay kulan gaar ah oo u dhaxeeyay madaxda Wasaarad [...]
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya Fred Matiangi ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho. Booqashada [...]
Dowlada oo sheegtay in duqeyn lagu diley Bashiir Qoorgaab oo ka tirsan Al-Shabaab

Dowlada oo sheegtay in duqeyn lagu diley Bashiir Qoorgaab oo ka tirsan Al-Shabaab

Dowlada Federalka ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah lagu diley 22kii bishii hore sarkaal sare oo ka tirsanaa ururka Alshabaab. Sida lagu daabacay Bo [...]
James Swan oo hambalyo u diray Haweenka Somaaliyeed

James Swan oo hambalyo u diray Haweenka Somaaliyeed

Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay bogaadisay dowrka haweenka Soomaaliyeed ay ka cayaareen horumarka [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta DaljirGaroowe inoo ka daadihinaya Wari [...]
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan inoo diyaariyey oo akhrinaya Ayaanle Cabdullaahi Jaamac [...]
Berri iyo Baraha Bulshada (3B). Maxaa maanta dhacay maxaa se berri ka dhici doona baraha bulshada? ( dhegayso | daawo )

Berri iyo Baraha Bulshada (3B). Maxaa maanta dhacay maxaa se berri ka dhici doona baraha bulshada? ( dhegayso | daawo )

Barnaamijka Berri iyo Baraha Bulshada (3B) oo ay marti ku yihiin Brown Xarfo iyo Captain Ayuub, waxaa idiin daadihinaya Aasiyo Jaamac. Berri iyo Ba [...]
Shirki Golaha Wasiirada Puntland oo loga hadlay Shirka wadatashiga Puntland (Sawiro)

Shirki Golaha Wasiirada Puntland oo loga hadlay Shirka wadatashiga Puntland (Sawiro)

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe  ( dhegayso | daawo )

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe ( dhegayso | daawo )

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka iyo Garsoorka Galmudug oo shiray

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka iyo Garsoorka Galmudug oo shiray

Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Gobleedka Galmudug ku qabsoomay kulan u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaank [...]
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Taliska AMISOM oo maamulka Hiirshabeele ku wareejiyeey agab Ciidan

Taliska AMISOM oo maamulka Hiirshabeele ku wareejiyeey agab Ciidan

Taliyaha ciidamada Booliska Maamulka Hirshabeelle Xasan Dhicisow Xasan ayaa kala wareegay agab ciidan taliyaha Booliska AMISOM degaanada Hirshabeelle. [...]
1 1,279 1,280 1,281 1,282 1,283 2,821 15372 / 33843 POSTS