Shirki Golaha Wasiirada Puntland oo loga hadlay Shirka wadatashiga Puntland (Sawiro)

HomeWararka

Shirki Golaha Wasiirada Puntland oo loga hadlay Shirka wadatashiga Puntland (Sawiro)

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso/daawo)
Dhegoolayaasha Qardho Kunool oo Xarun Waxbarasho Helay (dhegayso)
Booliiska Soomaaliya oo bandow ku soo rogey magaalada Muqdisho

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud, Xalaada Caabuqa Coronavirus waxaana la hakiyey muddo bil ah Doomaha Kaluumaysiga ee Dibedda ka yimaada,Daah-furka iyo mashruuca ifiye ee Waxbarashada.

Sidoo kale Shirka ayaa looga hadlay Shirka wadatashiga reer Puntland iyo warbixn ku saabsan Degmada Galdogob.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: