Category: Wararka

  • Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Madasha Xisbiyada Qaran

    Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Madasha Xisbiyada Qaran

    Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku midooobeen Lix Xisbi Siyaadadeed ayaa waxaa ay War-Murtiyeed ay uga hadlayaan Arrimo dhowr ah kasoo saareen Shir Muddo Shan Cisho uga socdey Magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Warmurtiyeedka oo ka kooban laba Bog ayaa waxaa ay ku sheegeen in shirkooda uga hadleen caqabadaha Amni iyo midka siyaasadeed ee xilligaan…

  • Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo ka hadlay Bandhig Ganacsiyeedyada ku soo Badanaaya Wadanka (Daawo)

    Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo ka hadlay Bandhig Ganacsiyeedyada ku soo Badanaaya Wadanka (Daawo)

    Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa xalay ka qeyb-galay xafladda xidhitaanka Bandhiggii Gaadiidka ee Muqdisho oo lagu qabtay hotel Gurya-Samo ee Muqdisho, waxaana uu ka hadlay bandhig Ganacsiyeedyada ku soo badanaaya wadanka oo uu sheegay inay muujinayaan horumarka dhinaca Ganacsiga balse waxa uu ku dhawaaqey inay qabanayaan bandhigga Ganacsiga Soomaaliyeed…

  • Madaxweynaha DFS iyo kan kenya oo khadka Taleefanka kuwada hadlay

    Madaxweynaha DFS iyo kan kenya oo khadka Taleefanka kuwada hadlay

    Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka ku wada hadlay ayaa isla gartay ahmiyadda ay leedahay in si wadajir ah labada dal ay uga shaqeeyaan sugidda nabadgalyada xuduudaha iyo guud ahaan xasilloonida gobolka. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Kenyatta ayaa adkeeyay in amniga labada dal uu yahay mid…

  • QM oo War cusub kasoo saartey Doorashooyinka Soomaaliya

    QM oo War cusub kasoo saartey Doorashooyinka Soomaaliya

    Xubnaha Golaha Amaanka ayaa waxay garwaaqsadeen horumarka laga sameeyay diyaargarowga loogu jiro in Soomaaliya lagu qabto doorashooyin qaran dabayaaqada sannadka 2020 ama horraanta sannadka 2021, waxayna soo dhoweeyeen kaalinta ay arrintan ku leeyihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabannaan ee Doorashada Qaranka (GMDQ). Xubnaha Golaha Amaanku waxay mar kale xaqiijiyeen inay dhowrayaan…

  • Safiirka Shiinaha ee Soomaliya oo ka warbixiyey xaaladda ardayda Soomaaliyeed ee ku nool Shiinaha

    Safiirka Shiinaha ee Soomaliya oo ka warbixiyey xaaladda ardayda Soomaaliyeed ee ku nool Shiinaha

    Safiirka Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjie Qin Jian ayaa sheegay in ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ay bed-qabaan, mas’uuliyad weyna ay iska saartay dawladiisa guud ahaan ajnabiga oo ay ku jiraan ardayda Soomaaliyeed. Safiirka ayaa uga baaqay waalidiinta Soomaaliyeed in aysan ka wel-welin xaaladda carruurtooda, waxana uu xusay in ay siiyaan wacyigelin, agab…

  • Wacaal daray ah: Dagaal ka qarxay duleedka Magaaladda Baladweyne

    Wacaal daray ah: Dagaal ka qarxay duleedka Magaaladda Baladweyne

    Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka degmadaas uu goordhow ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid,kadib markii Ciidanka Dowladda ay weerar ku qaadeen deegaan lagu Magacaabo biitaale oo ku yaalla Galbeedka Magaalada Beledweyne ee G/Hiiraan,waxaana dadka ku sugan Beledweyne…

  • Madaxweynaha Maamulka Galmudug  oo la kulmey Saraakiishii Ciidanka Ahlusunna

    Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo la kulmey Saraakiishii Ciidanka Ahlusunna

    Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “QoorQoor” oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad ayaa kulan gaar ah la qaatey Saraakiishii Ahlusunna Waljamaaca ee Horaantii todobaadkan Sheekh Shaakir uu wareejiyay. Kulankan ayaa looga hadlay kaalinta Ciidamadan ay ka qaadan karaan howsha sugida amniga iyo la dagaalanka Al-Shabaab iyo Arrimo kale. Saraakiisha oo ka…

  • Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.

  • Warka Arooryo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Boosaaso (dhegayso)

    Warka Arooryo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Boosaaso (dhegayso)

    Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim oo ku sugan xarunta Daljir Bosaaso.

  • Xildhibaan Dalxa oo dowladda kenya eedeyn Culus u jeediyeey (Daawo)

    Xildhibaan Dalxa oo dowladda kenya eedeyn Culus u jeediyeey (Daawo)

    Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Caawa Waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay inay Faragalin qaawan dowladda Kenya ku hayso Somaaliya,isago sheegay inaysan Gacmaha ka laaban doonin xadgudubta Qaawan. Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayuu khadka Taleefanka ugu waramay.

  • Hoggaamiyeyashii hore ee dalka iyo Siyaasiyiin kale oo shir ku yeeshay Istanbul

    Hoggaamiyeyashii hore ee dalka iyo Siyaasiyiin kale oo shir ku yeeshay Istanbul

    Shir socday muddo shan cisho ah ayaa Madasha Xisbiyada Qaran waxaa uu maanta ugu soo gabagaboobay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay inta badan Madaxdii hore ee dalka soo maray sidda Madaxweynayaal, Ra’iisul Wasaare, Madax maamul goboleed, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin waa weyn. Waxaa shirkaan diiradda lagu saaray doorashada soo socota…

  • Kenya oo ku eedeysay Dowlada Soomaaliya inay ku soo xadgudubtay (Daawo)

    Kenya oo ku eedeysay Dowlada Soomaaliya inay ku soo xadgudubtay (Daawo)

    Qoraal ka soo baxay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku soo xadgubeen madaxbanaanida iyo sharafta dhuleed ee dalka Kenya. Dowlada Kenya ayaa qoraalka ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in Golaha Amniga Qaranka dalkaas ay maanta kulan ka yeesheen eedeyn uu horey Kenya ugu jeediyey safiirka Soomaaliya ee QM…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com