Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha

1 4 5 6 7 8 62 72 / 741 POSTS
Somalia’s external debt of $2.8 billion doubled in 2018 without new loans. Why?

Somalia’s external debt of $2.8 billion doubled in 2018 without new loans. Why?

From 2009, during the TFG, to 2017, the external debt of Somalia was averaging $2,867,496,844.36 with an average annual change of 37,492129.25 (1.3107 [...]
Dr. Dhagacade: “Dowladu waa in ay sharciga marisaa ciddii falkaan geysatay”

Dr. Dhagacade: “Dowladu waa in ay sharciga marisaa ciddii falkaan geysatay”

Dr. Dhagacade: "Dowladu waa in ay sharciga marisaa ciddii falkaan geysatay, macquul ma ahan, in kii sidan wax yeelay uu magaalada iskadhex maro." h [...]
Former minister Mohamoud Hashi leads the crocodile tears procession from Burco

Former minister Mohamoud Hashi leads the crocodile tears procession from Burco

Crocodile tears from the leading segments of Somaliland society are back in Burco and Jeegaanland, and former minister Mohamoud Hashi leads this proce [...]
SUPPORT THE COMMANDER-IN-CHIEF BUT HE HAS TO EARN YOUR TRUST

SUPPORT THE COMMANDER-IN-CHIEF BUT HE HAS TO EARN YOUR TRUST

President Hassan Sheikh Mohamoud earlier today arrived Maxaas and met Ali Jayte, leader of Hiiraan State, but can the people of Somalia, people of Hii [...]
Shirweynaha Midnimada & Aayo Katashiga Gadabuuri

Shirweynaha Midnimada & Aayo Katashiga Gadabuuri

Shirweynihii beesha Gadabuursi ee aadka loo sugayey waa uu furmay, warkiisuna ma yara, mid la jira iyo mid ka jiraba. Soomaalidu waxa ku maahmaahdaa " [...]
Wararkii ugu danbeeyey ee Awdal & Saylici oo Boon ka bilaabaya ciidan qoris horleh

Wararkii ugu danbeeyey ee Awdal & Saylici oo Boon ka bilaabaya ciidan qoris horleh

Wararkii ugu danbeeyey ee Daljir ka helayso gobolka Awdal ayaa tibaaxaya in Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Saylici oo maalin hore u ambabaxay Booram [...]
Waraysi xiiso leh & Guddoomiyaha Awdal Land State & kacdoon horleh oo ka dhan ah Somaliland

Waraysi xiiso leh & Guddoomiyaha Awdal Land State & kacdoon horleh oo ka dhan ah Somaliland

Waraysi Jacfar Shiikh Jaamac, Guddoomiyaha Awdal Land State | Caburinta, dilka & hanti la wareega Somaliland | Kala qaybsanaanta reer Awdal ee Say [...]
Waraysi Cabdi Shootali, Xubin sare oo jabhadda hubeysan ee Gacan Libaax

Waraysi Cabdi Shootali, Xubin sare oo jabhadda hubeysan ee Gacan Libaax

Waraysi xiiso leh Cabdiraxmaan Jaamac Axmed (Cabdi Shootali), xubin sare oo Dhaqdhaqaaqa Gacan Libaax: xaalka Somaliland, Dhaqdhaqaaqa oo Hargeysa kul [...]
Somaliland oo ku jabtay dagaalkii maanta, kuna wayday ciidankeedii iyo cududdeedii hub

Somaliland oo ku jabtay dagaalkii maanta, kuna wayday ciidankeedii iyo cududdeedii hub

Somaliland ayaa guuldarradii ugu weynayd abid kala kulantay dagaalkii maanta oo Jimce ah ay la gashay ciidamada deegaanka re SSC Khaatumo, kuwaasi mud [...]
What does it mean to support Somaliland?

What does it mean to support Somaliland?

Since the establishment of Somaliland in 1991, two Isaaq clans dominated the political and the military scene of Somaliland, the Baha Iidoor clan alli [...]
Dawladda Xasan Sheekh oo Dekedda Garacad ku qabsatay shacabka iyo Dawladda Puntland

Dawladda Xasan Sheekh oo Dekedda Garacad ku qabsatay shacabka iyo Dawladda Puntland

Xilli Xamar iyo koonfurta Soomaaliya ay shacabka Puntland kaga maqanyihiin hanti qiimaheeda lagu qiyaasay in ay kor u dhaafeyso 3 bilyan oo USD welina [...]
Dagaalkii maanta ee Laascaanood waa bilowgii dagaalka Goojacadde

Dagaalkii maanta ee Laascaanood waa bilowgii dagaalka Goojacadde

Todobadii bilood ee la soo dhaafay waxaa aagagga Laascaanood ka socday dagaalo kulul oo dhiig badan ku daatay, magaaladana ka dhigay mid si joogto ah [...]
1 4 5 6 7 8 62 72 / 741 POSTS