Waraysi xiiso leh & Guddoomiyaha Awdal Land State & kacdoon horleh oo ka dhan ah Somaliland

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Waraysi xiiso leh & Guddoomiyaha Awdal Land State & kacdoon horleh oo ka dhan ah Somaliland

Waraysi Jacfar Shiikh Jaamac, Guddoomiyaha Awdal Land State | Caburinta, dilka & hanti la wareega Somaliland | Kala qaybsanaanta reer Awdal ee Say

Jabhadda Gacan Libaax oo u dardaar weriyey Muuse Biixi iyo inta ku xayndaaban
Madaxweyne KX Camay oo ka jawaabaya tacsida Muuse Biixi: “Tacsida Hargeysa waa Crocodile Tears … oo al-Shabaab magaalada dhexdeeda bay joogaan oo masaajido ku leeyihiin” (daawo)
Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad: “Dagaalku waa Tusaale Nidaamka Barakicinta ee Galmudug Hadda Gaalkacyo ka Biloowday” (dhegayso)

Waraysi Jacfar Shiikh Jaamac, Guddoomiyaha Awdal Land State | Caburinta, dilka & hanti la wareega Somaliland | Kala qaybsanaanta reer Awdal ee Saylici hormuudka ka yahay | Mooganaanta siyaasiga matala Awdal ee Xamar jooga | Xiriirka cusub iyo mideynta Awdal Land & Awdal State | Halganka hubeysan ee Jamaahiirta reer Awdal | Kaga bogo waraysiga Guddoomiye Jacfar Shiikh Jaamac

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: