Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha

1 60 61 62741 / 741 POSTS
Masjidka Rowda Bosaaso iyo Nadwadii Sanadlaha ahayd ee Ilxaadka Casraaniyarada

Masjidka Rowda Bosaaso iyo Nadwadii Sanadlaha ahayd ee Ilxaadka Casraaniyarada

Masjidka Rowda ee Magaalada Bosaaso Waxaa  kabilaabatay Nadwadii sanadlaha ahayd taas oo looga hadlayey ilxaadka casraaniyarada,,  Ka hortaga Fikradah [...]
Farriin ku Socota Dadwaynaha Puntland

Farriin ku Socota Dadwaynaha Puntland

Waa farriin ka timid Guddgiga KMG ah ee Doorashooyinka Dawladda Puntland. [...]
Radio Daljir/UNDEF: Shir-sannadeedka Barnaamijka ARDAA

Radio Daljir/UNDEF: Shir-sannadeedka Barnaamijka ARDAA

Garoowe, Hotel Rayaan Park - Radio Daljir ayaa maanta oo Khamiis ah, 13 Abriil 2017, qabtay shir sannadeedkii barnaamijka taxanaha ah ee ARDAA. ARDAA [...]
Dhakhaatiir Sacuudi oo Booqanaya Bossaso, Xaqiijinayana Caafimaadka Xoolaha Soomaaliya

Dhakhaatiir Sacuudi oo Booqanaya Bossaso, Xaqiijinayana Caafimaadka Xoolaha Soomaaliya

Bossaso (Maxjarada Bossaso) - Wafti ka socda Dawladda Sacuudiga, una badan dhakhaatiir la yiri waxay u kuurgali doonaan caafimaadka xoolaha laga dhoof [...]
Prof. Lidwien Kapteijns oo Akhrisay, Dhaliishayna Buug uu Qoray Maxamed Ingiriis

Prof. Lidwien Kapteijns oo Akhrisay, Dhaliishayna Buug uu Qoray Maxamed Ingiriis

Maxamed Xaaji Ingiriis ayaa qoray buug uu ugu magacdaray "Isdaldalaaddii Soomaaliya: Kicii iyo Dhicii Xukuumaddii Siyaad Barre, 1969-1991." Buugga wax [...]
P&O Ports waa Tuma, Yaa se leh? Warbixin Kooban

P&O Ports waa Tuma, Yaa se leh? Warbixin Kooban

Bossaso - Maanta waxaa heshiis 30 sano ah wada saxiixay shirkadda P&O Ports iyo Dawladda Puntland. Dhanka Imaaraatka heshiiska waxaa u saxiixay Gu [...]
P&O Ports oo la Wareegtay Dekedda Bossaso

P&O Ports oo la Wareegtay Dekedda Bossaso

War Saxaafadeed maanta ka soo baxay Madaxtooyada Puntland (hoos arag) ayna wadajir u soo saareen Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Cali Gaas, iyo Guddo [...]
FAALO MUHIIM AH-Waa maxay Nidaamka Federalku?

FAALO MUHIIM AH-Waa maxay Nidaamka Federalku?

Federaalku waa nidaam dowladeed kaasoo awoodda dowladda dastuurka dalku u qeybiyo dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada. Maamul goboleedyadu waxay le [...]
Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa, Cabdullaahi Abshir Muuse

Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa, Cabdullaahi Abshir Muuse

Maqaalkan waxaa qoray aniga oo ah Arday Cabdullaahi Abshir Muuse (Sanco) ahna arday kamid ah ardayda dhigata kuuliyada cilmiga dhaqaalaha ee jaamacadd [...]
1 60 61 62741 / 741 POSTS