Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha

1 22 23 24 25 26 62 288 / 741 POSTS
Soomaalidu waa geesiyaal waa been fakatay: Ninkii nooloow taariikhda daris si aan berri mar kale loogu aayin!

Soomaalidu waa geesiyaal waa been fakatay: Ninkii nooloow taariikhda daris si aan berri mar kale loogu aayin!

Waxaa jira erey hees hawleed ay haweenka marka ay guryaha ka shaqaysanyaan ku heesaan. Waxaa ka mid ahaa: midka geesiya ha guursan, marka geela la qaa [...]
Berri & Baraha Bulshada (3B): Maanta Yaan Dowladnimo Rabin?

Berri & Baraha Bulshada (3B): Maanta Yaan Dowladnimo Rabin?

Barnaamijka Berri iyo Baraha Bulshada (3B) oo ay marti ku yihiin Brown Xarfo iyo Captain Ayuub, waxaa idiin daadihinaya Xuseen Madar iyo Aasiyo Jaamac [...]
“DUQSIGA ELEKTARONIKADA”: COL DUULLAAN KU AH DOWLADNIMADA! Qalinkii Ashkir Nur

“DUQSIGA ELEKTARONIKADA”: COL DUULLAAN KU AH DOWLADNIMADA! Qalinkii Ashkir Nur

Dr. Cabdi Fitaax Nuur Axmed (Ashkir)  Muddo maalmo laga joogo (10-2-2020) ayaan hadal ka jeediyay xarunta Telefishinka iyo Raadiyaha dowladda Puntl [...]
Qisaastii kufsadayaasha Caa’isha Ilyaas waa imtaxaan ay Puntland ka gudubtey waa se xujo dul hoganeysa Villa Somalia

Qisaastii kufsadayaasha Caa’isha Ilyaas waa imtaxaan ay Puntland ka gudubtey waa se xujo dul hoganeysa Villa Somalia

Maanta oo ah 11-ka bisha labaad ee sannadka 2020 waa maalin si weyn ugu suntan taariikhda caddaaladaa Puntland. Waa maalin la qaaday tallaabo weyn, lo [...]
Dulucdii Hadal ee Madaxweyne Deni iyo Doorka Bulsho ee Reer Puntland (dhegayso)

Dulucdii Hadal ee Madaxweyne Deni iyo Doorka Bulsho ee Reer Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa shalay Jimce ahayd hadal uu jeediyey xoogga ku saaray arrimo door ah oo quseeya dawladnimada Soomaa [...]
Goodax Barre fadlan iscasil!

Goodax Barre fadlan iscasil!

Taariikhdu marna waa barasho marna waa gacan-ku-hayn. George Santayana (1863—1952), caqliyahan qarnigii labaatanaad, ayaa laga hayaa ooraah oraneysay, [...]
Dhuusamareeb: Ahlu-Sunna oo ku dhawaaqaday Baarlamaan cusub

Dhuusamareeb: Ahlu-Sunna oo ku dhawaaqaday Baarlamaan cusub

Ahlu-Sunna Waljamaaca oo haatan ah garab diidan hab-dhismeedka iyo hannaanka loo maamulayo doorashada maamulka Galmudug ayaa maanta ku dhaawacay 69 xu [...]
Guddigii doorashada Madaxweynaha & Kuxigeenka Galmudug oo labo garab u kala jabay (dhegayso)

Guddigii doorashada Madaxweynaha & Kuxigeenka Galmudug oo labo garab u kala jabay (dhegayso)

Guddiga Baarlamaanka ee doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne kuxigeenka maamulka Galmudug ayaa khilaaf soo kala dhexgalay dartiis u kala jabay labo [...]
Puntland oo qiimo-dhimis canshuureed iyo mid khidmadeed ka hirgalisay gegida diyaaradaha Gaalkacyo ee Cabdullaahi Yuusuf Airport

Puntland oo qiimo-dhimis canshuureed iyo mid khidmadeed ka hirgalisay gegida diyaaradaha Gaalkacyo ee Cabdullaahi Yuusuf Airport

Iyadoo dhawaan Radio Daljir uu baahiyey xog ballaaran oo daaranayd tabashada dadweyne iyo duullimaad ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee [...]
Wasiir M Dhabancad: “Waxaan xoojineynaa oo haddana dhiirigalineynaa dadaalka nabadda ee ay wadaan dadka deegaanku” (dhegayso)

Wasiir M Dhabancad: “Waxaan xoojineynaa oo haddana dhiirigalineynaa dadaalka nabadda ee ay wadaan dadka deegaanku” (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad oo wareysi uu siiyey Radio Daljir uga warramay kormeer isaga iyo wafti uu hoggaaminayaa ay ku tage [...]
Guddoomiye Dhoobo Daareed: “Ma jiro wax khilaaf ah oo naga dhaxeeya Madaxweyne Deni” (dhegayso)

Guddoomiye Dhoobo Daareed: “Ma jiro wax khilaaf ah oo naga dhaxeeya Madaxweyne Deni” (dhegayso)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Xaaji Maxamed (Dhoobo) ayaa sheegay maanta in uusan jirin wax khilaaf ah oo ka dhaxeeya isaga iyo Madax [...]
Guddoomiye Muufo: “Mashaariicda ugu badan Madaxweyne Deni ayaa degmada Jarriiban ka hirgaliyey ma waxaan ugu abaalgudi karnaa waxba ma qaban? (dhegayso)

Guddoomiye Muufo: “Mashaariicda ugu badan Madaxweyne Deni ayaa degmada Jarriiban ka hirgaliyey ma waxaan ugu abaalgudi karnaa waxba ma qaban? (dhegayso)

Guddoomiyaha degmada Jariiban Maxamuud Maxamed Muufo ayaa wax laga xishoodo ku tilmaamay hadalkii shalay ka soo yeeray Xildhibaan Cawil Daad oo kamid [...]
1 22 23 24 25 26 62 288 / 741 POSTS