Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha

1 20 21 22 23 24 62 264 / 741 POSTS
Dowladda Maraykanka (USA): “Waa in si degdeg ah loo qabto doorashada Soomaaliya”

Dowladda Maraykanka (USA): “Waa in si degdeg ah loo qabto doorashada Soomaaliya”

Warsaxaafadeed ka soo baxay hawlgalka Dowlada Maraykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maraykanku aad uga walaacsanyahay cakirnaanta doorashooyin [...]
CABDIKARIIN XUSEEN GUULED: “Shacabka Soomaaliyeed Dad Xabbad Loogu Goodin Karo Ma Aha” (dhegayso)

CABDIKARIIN XUSEEN GUULED: “Shacabka Soomaaliyeed Dad Xabbad Loogu Goodin Karo Ma Aha” (dhegayso)

Musharax madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed oo kamid ahaa musharaxiintii maanta dibadbaxa dhigay ayaa sheegay in madaxweynaha mudo-xileedkiisu dham [...]
PUNTLAND OO KA CUDUDAARATAY ICLAANKII MADAXWEYNAHA-MUDDO-XILEEDKU-KA-IDLAADAY

PUNTLAND OO KA CUDUDAARATAY ICLAANKII MADAXWEYNAHA-MUDDO-XILEEDKU-KA-IDLAADAY

Puntland ayaa war goor dhaweyd soo baxay ka cudurdaaratay martigelinta shir uu isla caawa iclaamiyey Madaxweynaha-muddo-xileedku-ka-dhammaaday ee Soom [...]
Muqdisho: Mucaaradka oo doorbidaya dib udhaca doorashada xili Rooble dalka  doorasho u dareeriyey.

Muqdisho: Mucaaradka oo doorbidaya dib udhaca doorashada xili Rooble dalka doorasho u dareeriyey.

Qabashada doorasho wakhtigeeda ku dhacdo ayadoo la fulinaayo heshiiska siyaasadeed ee gaareen Dowladda Federaalka iyo 5ta Dowlad goboleed ayaa waxay a [...]
Mayd Maraakiibta Jariifka laga soo Tuuray oo ku soo Caariyey Xeebta Degmadda Eyl (dhegayso)

Mayd Maraakiibta Jariifka laga soo Tuuray oo ku soo Caariyey Xeebta Degmadda Eyl (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Eyl ee gobalka Nugaal Muuse Cismaan Yuusuf oo Daljir waraysi siiyey ayaa ka hadlay mayd ku soo caariyey xeebta degmadda Eyl ee g [...]
Warsame Ali Khalif Gallaydh: In Memoriam and a Call to Action

Warsame Ali Khalif Gallaydh: In Memoriam and a Call to Action

Earlier this week, Dr. Ali Khalif Galaydh passed away in Jijiga, Ethiopia. For many Somalis, he was a methodical statesman, a brilliant orator, and a [...]
Laba bogleynta dadka Soomaaliyeed xilligaan doorashada (Maqaal)

Laba bogleynta dadka Soomaaliyeed xilligaan doorashada (Maqaal)

Xamaasadda ka dhalatay heshiiskii doorasho ee madaxda maamul goboleedyada iyo dawladda federaalka Soomaaliya ay ku gaareen Muqdisho Noofeembar 2020, w [...]
War murtiyeed laga soo saaray Shirka DFS iyo Dowlad Goboleedyada (akhriso)

War murtiyeed laga soo saaray Shirka DFS iyo Dowlad Goboleedyada (akhriso)

Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya [...]
Abukar Arman: Sidii Soomaaliya “Mar Kale loo Bilay” Sida Ameerika!

Abukar Arman: Sidii Soomaaliya “Mar Kale loo Bilay” Sida Ameerika!

Asbuucyadii la soo dhaafay amuuro badan oo isbiirsaday oo leh midabyo kala jaar ah watana khataro kala daran baa siyaasadda Soomaaliya sii fogeeyey. S [...]
P&O Ports, Dekedda Bossaso, DP World, Juquraadiga Siyaasadeysan iyo magaalada Bossaso (Daawo)

P&O Ports, Dekedda Bossaso, DP World, Juquraadiga Siyaasadeysan iyo magaalada Bossaso (Daawo)

P&O Ports, Dekedda Bossaso, DP World, Juquraadiga Siyaasadeysan iyo magaalada Bossaso: Xaggee Xaal ka Biloowday, Xaggee se Marayaa Maanta? | Waa waray [...]
Dr. Cabdiraxmaan M Cabdi Xaashi: Soma Oil & Gas, Spector Energy & Boobka Kheyraadka Dalka

Dr. Cabdiraxmaan M Cabdi Xaashi: Soma Oil & Gas, Spector Energy & Boobka Kheyraadka Dalka

Dr. Cabdirahman Maxamed Cabdi Xaashi: Soma Oil & Gas, Spector Energy iyo Boobka Kheyraadka Dalka. Yaa boobka oggolaaday, yaa se diiday, ma Madaxwe [...]
Xildhibaan Dhaashane oo yiri “Haweenku masuuliyad ma qaadi karaan” & Xildhibaan Nimco Caarshe oo u jawaabtay

Xildhibaan Dhaashane oo yiri “Haweenku masuuliyad ma qaadi karaan” & Xildhibaan Nimco Caarshe oo u jawaabtay

Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe oo ah gabadha keliya ee ku jirta Baarlamaanka Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaantay hadal ka soo yeedhay xildhib [...]
1 20 21 22 23 24 62 264 / 741 POSTS