Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha
-
Abukar Arman: Dawo lagu Anfariiro baa Soomaaliya u Dow ah
Lixdan sano ayaa laga joogaa tan iyo markii dhulkii Soomaalida ee Talyaanigu haystay (Italian Somaliland) iyo kii Ingiriisku (British Somaliland) ay gumaystihii ka xoroobeen, midowgoodiina noqday mid 30 sano kabacdi faashil ah. Waqti dheer dhiig daata, burbur, iyo Soomaalinimadii oo dhuntay kabacdi labadii garab ee sharciyan loo yaqaanay Soomaaliya waxa ay mardhaweyd haddana mar kale…
-
KHILAAFKA MADAXDA PUNTLAND SOO KAAF & KALADHEERI MA AHAN!
Sida aad hoos ka arki kartaan, xafiiska Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ‘Axmed Karaash’ ayaa sameeyey bog cusub oo ka duwan midkii horay madaxtooyadu xogaheeda ugu baahin jirtay. Sida la dareemi karo abuuridda boggaani waxay timid kadib markii boggii madaxtooyada laga saaray warqad tacsi ahayd oo madaxweyne kuxigeenku ka diray dilkii guddoomiyihii gobolka…
-
Madaxweyne Deni: “Waxaa jira Weerar siyaasadeed oo lagu hayo Puntland” (Daawo)
-
Madaxweyne Deni oo xilkii ka xayuubshay Muxyadin Gacamey, Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah waxaa uu xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse (Muxyadin Gacamey), magacaabayna Taliye Cusub. Taliye Muxyadin oo Janaraal noqday xilligii xukuumaddii Faroole, darajo ciidan booliisna aan hore u soo marin, ayaa waxaa Taliye Boolis Puntland u magacaabay Madaxweyne hore Cabdiweli Cali Gaas.…
-
TOP SECRET: Yaa dilay AUN Madaxweyne Cabdirashid Cali Sharmarke, Mareykanku se muxuu ka ogaa?
Madaxweyne Cabdirashid Cali Sharmaarke oo booqasho ku maraya magaalada Laas Caanood waxaa 15-kii Aktoobar 1969 toogasho ku dilay askari kamid ah booliskii ilaalada Madaxweynaha. 21-kii Aktoobar waxaa xukunka xoog kula wareegay Ciidamada Xoogga Dalka oo uu hoggaaminayo Sarreeyo Gaas Maxamed Siyaad Barre. RW Maxamed Ibraahim Cigaal oo booqasho ku joogay Mareykanka, marayey Gobolka California, waxa…
-
Faarax M ‘Laga-Gardaranyahay’ Guddoomiyaha Shidan oo sheegay in Shidan & Qaddariya reer ku soo duulay
Waraysi uu Guddoomiye Laga-Gardaranyahay siiyey Radio Daljir ayuu ku sheegay in hore ciidamada Somaliland ay deegaankii beesha u gubeen, dadkii deegaankana u barakiciyeen; laakiin abaabul beeleed kabacdi ay hadda dadkii deegaanka dib ugu noqdeen Shidan, lana wareegeen gacan-ku-haynta deegaanka. Hoos kaga bogo waraysiga Guddoomiye Laga-Gardaran.
-
Xasilinta amni ee Caabudwaaq iyo tallaabooyinka Ciidanka Xooggu (CXD) qaadeen
Xaalka amni ee degmada Caabudwaaq oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa muddooyinkii dambe ahaa mid aad u xasilloon, kadib markii degmadaasi iyo deegaannada ay maamusho sannado is xigxigay ay galeen xaalado ammaan darro oo sababay khasaarooyin dhimasho, kuwo dhaawac iyo dib-u-dhacsanaan xagga hormarka degmada ah. Xasillooni darradaasi haatan xalka nabadgelyo looga gudbay, muddada sannadaha ahna…
-
Laaluush, Ballanqaad, Ciidan kala Wareejin iyo Fashil Cusub oo soo Foodsaaray Villa Somalia
Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Degmadda Afmadow ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegay in uu fashiliyey khayaano iyo laaluush ay ka danbeeyeen Madaxda ugu sarreysa DFS iyo saraakiisha sare ee hay’adda Nabadsugidda dalka ee NISA. Taliyaha ayaa sheegay in lacag caddaan ah loo soo direy, lagana ballanqaaday lacag doolarka Mareykanka oo kor u dhaafeysa malaayiin doolar iyo…
-
Kooshin: Haddii aadan wanaagga Puntland war ka hayn aan maanta ku jahli bixiyo
Dad badan baa maqla ama ku sheekeysta xumaanta Puntland, laakiin xaqiiqadu taas ka duwan oo haddaba aan ku baro xaqiiqada dhabta ah oo dad badani aysan sheegin: 1. 1991-2020 Puntland waxay martigalisay kumannaan shacab ah oo ka soo hayaamay colaadihii Bartahama iyo Koonfurta Soomaaliya. Kuwaasi oo nolol, xorriyad, waxbarasho, shaqo iyo amniba ku helay, weli…
-
AhluSuna (ASWJ) markay tabar haysey talo ma hayn, shacabka Puntland iyagu ma tashan doonaan intay tabar leeyihiin?
Maanta waxaa soo gabagaboobey saamayntii siyaasiga ahayd ee wadaadada AlhuSuna Waljameeca (ASWJ) ku lahaayeen Galmudug, gaar ahaan Galgaduud oo inta badan mar ay keligood ka talin jireen. Culimada AhluSuna oo gorgortan siyaasadeed iyo saamayn ballaaran lahaa waxay qayb ka ahaayeen maamulkii Galmudug ee Madaxweyne Xaaf mar uu hoggaankiisa kali ku ahaa, balse khilaaf soo kala…
-
Ma la heli karaa jaangooyo Maamulka Gobolka Mudug iyo kan Degmada GAALKACYO lagula xisaabtamo?
Haddii ay jaangoyntaas waqti cayiman ku guulaysan waayana ay ku waayi karaan shaqada loo igmaday? Su’aasha kore waxaa nagu dhaliyey xujo ka dhalatay dillaaca iyo faafka cudurka ‘Coronavirus’ xujadaas oo Hoggaanka Xisbiga Komunistaha Shiinuhu uu hordhigay maamulka gobolada iyo degmooyinka dalka Shiinaha. Xujooyinka waxaa ka mid ah in maamulka gobolada iyo kan degmooyinku gaaraan, kuna…
-
Xaggee ku taal warshadda sanceysa oo duulisa ‘Diqsiga Danabeysan (Trolls)?’
Magac aan magac ahayn oo meel loo raco lahayn oo lambaro dabasocdaan oo qaar astaantu tahay calanka ama xiddigteena cad ee shan geeska ah ama labadaas midkood oo aan cidina ka waddanisanyen weerar joogto ah ma kula beegtay? Ma ka yaabtay akoono hal maalin la wada furay oo wada Axmed, Cumar iyo Maxamed ah iyo…