Berri & Baraha Bulshada (3B): Maanta Yaan Dowladnimo Rabin?

Berri & Baraha Bulshada (3B): Maanta Yaan Dowladnimo Rabin?

Barnaamijka Berri iyo Baraha Bulshada (3B) oo ay marti ku yihiin Brown Xarfo iyo Captain Ayuub, waxaa idiin daadihinaya Xuseen Madar iyo Aasiyo Jaamac | Maanka ku haya maxaa socda maanta, BERRI se waa see baraha bulshadu? Isticmaalka baraha bulshadu ma dabeeyaa mise waa dabdamiye? Ma hubkaa lagu qaadaa mise dadkaa lagu nabadeeyaa?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Wlhi anagaa yaab aragnay

  • Abdirahman 2 months ago

    Ciyaal yaryar ah oo shalay soo tahriibay oo cayr qaata in aad noo keentaan miyaaad caawa marysaan wxaasi waa deni amarkiisa miyaa wlhi meeshaasi waa meel lgu laka tegay