Laascaanood & xuska 26ka Juun iyo maalinka xorriyadda Soomaaliya

Laascaanood & xuska 26ka Juun iyo maalinka xorriyadda Soomaaliya

Xuska 26ka Juun oo Laascaanood si wayn looga xusey, waxaana ka qaybgalay maamulka SSC-Khaatumo, hoggaanka ciidamada difaaca iyo bulshada Laascaanood. Waa markii ugu horraysay oo Laascaano laga xuso maalinka xorriyada Soomaaliya tan iyo sannadkii 2007.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com