Category: Siyaasadda & Dhaqaalaha
-
Waraysi Nabadon Xuseen Awees Xaaji Cabdi, Nabadoonka marxuunka ku dhintay gacanta ciidanka Jan. Muxyadin (dhegayso)
Sawirka Marxuun Axmed Maxamed Xaaji Aadan Abokor, Awdheegle, oo u dhintay jirdil ba’an oo ay u geysteen ciidamada gaarka ee Taliyaha Booliska Puntland Nabadoon Xuseen Awees Xaaji Cabdi oo ah nabadoonka beesha marxuum Axmed Maxamed Xaaji Aadan Abokar, ku dhashay Awdheegle, kuna geeriyooday gacanta ciidamada gaarka ee Taliyaha Booliska Puntland, Jan. Muxyadin Axmed Muuse, ayaa…
-
Ciidamada Gaarka ah ee Janaraal Muxyadin oo lagu eedeeyey dil maxbuus iyo dhac hanti (dhegayso)
Magalaada Bossaso waxaa todobaadyadii la soo dhaafay ay la kowsatay tacadiyo ka baxsan xuquuqda aadanaha, ayna gaysteen qaybo kamid ah hoggaanka Ciidamada Booliska Puntland. Tacadiyada ayaa isugu jiray xarig maxaabiis la xirtay maxkamad la’aan, ayadoo xabsiga loo taxaabay dhallinyaro ka badan labaataneeye. Dhallinyarada oo laga wada qabtay magaalada Bossaso ayaan marna maxkamad la horkeenin, danbina…
-
Xaggee Marayaa Dhismihii Dekadda Garacad ee gobolka Mudug.(dhegayso)
2016ki ayay ahayd markii la bilaaabay hamiga ah dhismaha dekedda Garacad ee gobolka Mudug, taasoo loo weelqaaday hab-iskutashi dadweyne iyo dawladeed oo Puntland. Qorshahaasi dhisme oo markii hore ahaa mid su’aalo badan la gayey suuragalnimadiisa hadda wuxuu u muuqday mid najaxay, lagana gaaray natiijo mugleh. Tallaabooyin horukac oo xagga dhaqaale u heliddooda ah iyo kuwo…
-
Degdegsiiyaha, Dimuqraadiyaddii Shalay iyo Federaalka Maanta (Qormo)
Sida ilmaha dhashay ay u maraan maraaxil koritaan oo is xigxiga (developmental stages) sida dhabacasho, xamaarasho, guurguurasho, socod iyo orod ayay wax walba oo biloow lihi u maraan maraaxishaa illaa ay ka qaan-gaaraan ama ka bislaadaan. Soomaalidu marbay ahayd dimuqraadiyadda ugu magaca dheer qaaradda Africa. Waxannu haysannay dimuqraadiyad curdan ah oo ay hoggaaminayeen dad niyad-samidooda…
-
Taariikhda gobolka Sanaag iyo Saldanadii faca weyneyd ee Soomaaliya (dhegayso)
Gobolka Sanaag waxaa uu kamidyahay 18ka gobol ee Soomaaliya, waana gobolka labaad ee ugu baaxadda weyn gobolada Soomaaliya. Gobolka Sanaag waxa uu leeyahay taariikh soojireen ah, ahaana saldhigga Saldanada xilligii gumeystaha Ingiriiska, walloow aan saldanada Sanaag marnaba la gumeysan. Haddaba aan dhegayste idin la qaybsano taariikhda guud ee gobolka Sanaag iyo saldaniddii uu Ingiriiska uga…
-
Wareysi Danjire Ciid Baddel iyo doorashooyinka Jubaland (dhegayso)
Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyey QM, Md. Ciid Baddal Maxamed, ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir ku yiri: Waan ku raacsanahay Madaxweynaha in hoggaanka sare ee Soomaaliya uusan lahayn khibrad ku filan. Docda kale, Danjire Ciid Baddal waxa aan ka waraysanay habka ay u socoto doorashada maamulka Jubbland iyo wixii uu ku soo arkay…
-
Anwar Gargash: “Argagaxa Qadar ku hayso Imaaraadka ee ka dhacaya Soomaaliya waa nasiibdarro mug weyn”
Dr Anwar Gargash, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda UAE, oo Dubai maalinkii Arbacada saxaafadda kula hadlaya. Ruel Pableo for The National Warbixin lagu soo bandhigay joornaalka aad loo daalacdo ee The New York Times ayaa daaha ka rogay heerka ay marayso falalka argagixo ee dowladda Qadar ka fuliso Soomaaliya ayada oo kaashaneysa waxa loogu yeeray “saaxiibadeeda…
-
Puntland oo 21 jirsatay!
Puntland waxa ay lix sano maanta ka weyntahay Facebook, laakiin dhallinta Facebook la dhalatay ee reer Puntland waa mooganyihiin Puntland; war uma hayaan waxa dhaliyey Dhuludug, waxa laga soo marey, waxa maanta sugaya iyo marxaladihii adkaa ee reer Puntland soo mareen sannadihii 1991 illaa 1994 markii dadka reer Puntland laga soo qaxiyey Koonfurta iyo Waqooyi…
-
Aqoonyahan Idiris Shiikh Xuseen: “Dowladda Qatar xogogaal ayey u tahay qaraxyadii Bossaso” (dhegayso|daawo)
Aqoonyahan Idiris Shiikh Xuseen oo ah siyaasi falanqeeya arrimaha bariga dhexe oo waraysi gaar ah siiyeey warbaahinta Daljir ayaa ka waraysanay warbixin uu qoray Wargeyska The New York Times, kaas oo uu caddayn uga dhegay wadahadal si sir ah loo duubay una dhexeeya lataliye Amiirka Qadar iyo Safiirka Qadar ee Soomaaliya, uuna lataliyaha Amiirku ku…
-
Wargeyska The New York Times oo warbixin xiiso leh ka qoray loolanka Khaliijka, Qadar iyo qaraxyada Bossaso
Ganacsade u dhashay dalka Qatar oo saaxib dhow la ah Amiirka Qadar ayaa la dhagaystay taleefan uu kula hadlay safiirka Qatar ee dalka Soomaaliya, isagoo sheegaya weerar qarax ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ay ka dambeeyeen maleeshiyaad fulinaya danaha Qatar ee ah in Imaaraadka uu ka cararo magaalada Boosaaso. Wargeyska The New York Times…
-
DFS Xaq ma u leedahay in deeqaha beesha Caalamka ay ka hesho ku wareejiso dad shacab ah? (dhegayso | daawo)
Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa tobaadyadii ugu dambeyeey wadday faragalin qaawan oo ay ku samaynayso Puntland,iyado wixii ka dambeyeey safarkii RW khayre ee Gaalkacyo ay jireen talaabooyin aysan jeclaysan Madaxda Puntland oo ay qaaday DFS. Xasan Cali khayre Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka somaaliya ayaa socdaalkiisi Gaalkacyo ugu deeqay Garoonka Kubadda Cagta Cawaale lacag gaaraysa Labo boqol…
-
Xasan Jabhad: “Itoobiya khalkhal & xasilooni-darro siyasadeed ayaa ka taagan” (dhegayso | daawo)
Aqoonyahan Xasan Cabdullahi Ducaale “Xasan Jabhad” oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay xaaladda dalka Itoobiya iyo afgambigii fashilmay ee la doonayeey in xukumadda Abiy Ahmed lagu rido. Xasan Jabhad ayaa si faahfaahsan uga hadlay marxaladda ay wajahayso dowladda Itoobiya iyo arrimo kale oo la xiriira xaalada xiligan ay marayso Itoobiya iyo…