Category: Dowladda Deegaanka Soomaalida

1 32 33 34 35 36 37 408 / 439 POSTS
Barakacayaasha Qolooji, DDS, oo daadku sii barakiciyey iyo maamulka Jigjiga oo weli ka aamusan

Barakacayaasha Qolooji, DDS, oo daadku sii barakiciyey iyo maamulka Jigjiga oo weli ka aamusan

Barakacayaasha deegaanka QOLOOJI ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) oo aan markoodii horeba wax gargaar ah haysanin ayaa waxaa hadda soo wajahday dh [...]
Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

Dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

Radio Daljir oo xoogga saaraya, siina xoojinaya soo gudbinta wararka iyo waraysiyada iftiimaya xaaladihii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida [...]
Haddii gawaarida Oromadu ka dhex shaqayso deegaanka Soomaalida maxaa Soomaalida sidoo kale u diidaya? (Qormo)

Haddii gawaarida Oromadu ka dhex shaqayso deegaanka Soomaalida maxaa Soomaalida sidoo kale u diidaya? (Qormo)

Haddii aad hore ula yaabaneyd sababta maamulka Madaxweyne Mustafe Cagjar uu weli uga hadli la'yahay xasuuqa iyo barakaca ku socda Soomaalida deegaanka [...]
Baaqa shacabka Tuliguuleed, Faafan: “Madaxweyne Mustafe waa nala barakicinayaa ee naga rar ciidanka Federaalka Itoobiya!”

Baaqa shacabka Tuliguuleed, Faafan: “Madaxweyne Mustafe waa nala barakicinayaa ee naga rar ciidanka Federaalka Itoobiya!”

Baaq soo gaaray Radio Daljir ayaa haldoorka iyo shacabka Tuliguuleed ee gobolka Faafan waxa ay xukuumadda ugu baaqayaan in ciidanka milatariga Itoobiy [...]
Jidadka Jigjiga oo caawa bandoow ah iyo xaalka deegaanka Tuliguuleed

Jidadka Jigjiga oo caawa bandoow ah iyo xaalka deegaanka Tuliguuleed

Jidadka caasimada Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee Jigjiga ayaa galabta illaa iyo caawa waxaa saaran bandoow aan loo oggolayn in wax gawaari ahi m [...]
Madaxwaynaha DDS oo Xafiiska ku qaabilay Prof.Cabdi Xashi Ahmed (Sawiro)

Madaxwaynaha DDS oo Xafiiska ku qaabilay Prof.Cabdi Xashi Ahmed (Sawiro)

Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyan qaar kamida wasiirada deegaanka,masuuliyiin kale iyo xubno qurb [...]
Caawa & Tuliguuleed: Murugada carruurta Tuliguuleed

Caawa & Tuliguuleed: Murugada carruurta Tuliguuleed

Sawirka kore waa galabta iyo Tuliguuleed waana magaalada dhexdeeda iyo shacabkii oo ay murugo ka muuqato. Carruurta aad arkaysaa qaarkood waa AGOOM [...]
Oramada oo soo weerartay Tuliguuleed iyo milateriga oo dhaawacay Guddoomiyihii Degmada

Oramada oo soo weerartay Tuliguuleed iyo milateriga oo dhaawacay Guddoomiyihii Degmada

Qaar kamid ah shacabka Qoomiyada oromada ayaa weraar ku qaaday degmadda Tuliguuleed ,taas oo la dajinayeey dad barakacayaal ah sida ay shegeen dad goo [...]
Dagaalka beelaha oo sii holcaya iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

Dagaalka beelaha oo sii holcaya iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)

Radio Daljir oo xoogga saaraya, siina xoojinaya soo gudbinta wararka iyo waraysiyada iftiimaya xaaladihii ugu danbeeyey ee Dowlad Deegaanka Soomaalida [...]
Munaasabada Ciidal Adxa oo Si Qurux Badan Looga Tukaday Jigjiga.(Sawiro)

Munaasabada Ciidal Adxa oo Si Qurux Badan Looga Tukaday Jigjiga.(Sawiro)

Waxaa saaka aroortii hore si balaadhan isugu soo baxay garoonka kubada cagta ee caasimada deegaanka, kumanaan kun oo ah qaybaha kala duwan ee bulshada [...]
Madaxweynaha DDS oo hambalyo u diray umadda islaamka ah

Madaxweynaha DDS oo hambalyo u diray umadda islaamka ah

Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa dhamaan shacabka deegaanka soomaalida ee jooga dal iyo dibadba shacabka mu [...]
RW Abiy Ahmed oo hambalyo u diray dhamaan muslimiinta

RW Abiy Ahmed oo hambalyo u diray dhamaan muslimiinta

Ra'isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed yaa muslimiinta wadanka la wadaagay hambalyada ciida Aladaxa oo Axada berri ah loo dabaaldagayo. Abiy Axmad yaa s [...]
1 32 33 34 35 36 37 408 / 439 POSTS